Skill zone training institute

Skill zone training institute

Share

Your dream is here.

14/03/2022

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa Dhaman La Ogeysina Bulsha Weynta Somaliyeed Meel Walbay Ay Jogan In Skill zone training institute Oo Ad Uga Barateen Tababarada Qeybahooda Kala Duwan In Uu Ka Bilaabanayo

Wixii faah-faahin Ah Nagala Soo Xiriir
0618461344 / 0617207412

Fadlan hadaa Danayso Iska Diiwaan Gali Linkiga Hoose

https://forms.gle/eXkVQipi2iNTgDcx7

Mahadsanidiin

30/01/2022

Asc Dhamaan
waxaa Hal maalin oo qura ay ka hadhsan tahay Koriskeenii ahaa video editing _ka
isdiiwan gelinta Ardayda Ayaa si wacan u socata
tirada ardayda la qabanayo way xadidantahy
hada isdiiwaan geli si fursada aysan ku dhaafin .
waxaad nagala soo xidhidhtaa numbers ka hoos ku xusan .

26/01/2022

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
waxa dhaman la ogeysina bulsha weynta somaliyeed meel walbay ay jogan in Skill zone training institute qabaneydo courso la xarirta taa oo leh

Wixii faah-faahin ah nagala soo Xiriir
0618461344 / 0617207412/0614387336

Fadlan hadaa danayso iska diiwaan gali linkiga hoose

https://forms.gle/NjXBJ14vn6g29Az78

Mahadsanidiin

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Wadnaha Street Hodan District Kpp Sh. Kh Cali Sufi Mogadishu-somalia
Mogadishu