19/04/2026
π’ MAALGASHO XOOLOHA SOOMAALIYA
Xoolaha Soomaaliya waa tiirka ugu weyn ee dhaqaalaha dalka, iyagoo ka qayb qaata koboca GDP-ga iyo wax dhoofka dalka. Soomaaliya waxay leedahay suuq weyn oo caalami ah oo loo dhoofiyo xoolaha nool sida ariga, loβda iyo geela, gaar ahaan dalalka Khaliijka. Tani waxay muujinaysaa in Sector-ku yahay mid leh fursado dhaqaale oo aad u ballaaran.
Haddii la maalgeliyo horumarinta wax-soo-saarka Xoolaha, sida warshadaynta caanaha, hilibka iyo dhoofka nidaamsan, waxaa si weyn u kordhi kara dakhliga dalka iyo shaqo abuurka.
Maalgashigu wuxuu ka caawin karaa Soomaaliya inay gaarto suuqyo cusub isla markaana ay ka mid noqoto dalal ka ugu horreeya caalamka oo xoolaha laga dhoofiyo.
Ku soo biir Telegram Group: https://t.me/+xcl694NOGygxZjY0
13/04/2026
π± Burco oo lagu beeray Calaf Xoolaad oo Casri ah | Hydroponic Fodder Production ππ
Daawo muuqaalkaan si aad u aragto sida magaalada Burco looga hirgeliyey beerista calafka xoolaha ee casriga ah (Hydroponic System).
Habkan cusub wuxuu kuu ogolaanayaa:
β
Inaad soo saarto calaf tayo sare leh
β
Inaad isticmaasho biyo yar
β
Inaad kordhiso wax-soo-saarka xoolaha
β
Inaad bilowdo ganacsi faaβiido leh
π― Muuqaalkan wuxuu faaβiido weyn u leeyahay:
1. Xoolo dhaqato
2. Beeraley
3. Ganacsato
4. Qof kasta oo xiiseynaya beeraha casriga ah
π Subscribe saar kanaalka si aad u hesho casharro cusub oo ku saabsan beeraha & xoolaha.
π Daawo video-ga:
Burco oo lagu beeray Calaf Xoolaad oo Casri ah | Hydroponic Fodder Productionπ±ππ
π± Burco oo lagu beeray Calaf Xoolaad oo Casri ah | Hydroponic Fodder Production ππMuuqaalkan waxaad ku arki doontaan sida magaalada Burco looga hirgeliyey...
07/04/2026
π¨ Digniin: Cuntada Aynu Cunno Waxay Sababi Kartaa Kansar! | Sheekh Dirir
π¨ Digniin: Cuntada Aynu Cunno Waxay Sababi Kartaa Kansar! | Sheekh Dirir
π¨ Digniin Muhiim Ah!Cuntada aynu maalin walba cunno ma sababi kartaa kansar? Muuqaalkan, Sheekh Dirir wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa khataraha ku jira qaa...
07/04/2026
Adigoo Beeraha Banka Wajaale Haysta Maxaa U Gaajaysan Tahay? | Sh Cabdi Baasid
Adigoo Beeraha Banka Wajaale Haysta Maxaa U Gaajaysan Tahay? | Sh Cabdi Baasid
Adigoo Beeraha Banka Wajaale Haysta Maxaa U Gaajaysan Tahay? | Sh Cabdi BaasidMuuqaalkan waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa xaqiiqada ka jirta beeraha Banka ...
28/03/2026
QOFKA BEERALEYDA AH, WUXUU U BAAHANYAHAY IN UU SI XORRIYAD LEH U SHAQEYSAN KARO! π± π Ku soo biir hadda:
https://t.me/tacabiyotacliin
https://youtu.be/608czI087EY?si=ZXn2yHDMl47WXtUJ
27/03/2026
Maxaad ka baratay muuqaal-kan? π±π
Fikirkaaga iyo khibradaada ku reeb comment β waa muhiim in la wadaago aqoon iyo aragtiyo cusub π¬
π Haddii aad xiisaynayso beeraha, ganacsiga iyo horumarinta haweenka, subscribe saar channel-ka si aad u hesho videos cusub π
Suβaal: Adigu ma u aragtaa in beeruhu yihiin fursad ganacsi oo fiican maanta? π°
π Ku soo biir hadda:
https://t.me/tacabiyotacliin
https://youtu.be/jc7upuemvAg?si=Y5jU1aM4ADZwycMK
25/03/2026
Cudurrada ugu badan ee xoolaha ku dhaca + sida looga hortago | Dr. Maxamed Cali π Ku soo biir hadda:
https://youtu.be/HDT3VVFa2vc?si=GSBYGuwC-8ZFmFDF
π Ku soo biir hadda:
https://t.me/tacabiyotacliin
21/03/2026
5400 DOOLAR AYUU BISHII KA SHAQAYSTAA CAANAHA LO'DA 2026 π₯ πhttps://youtu.be/qKq4syt5Zls?si=RWdlbgeyhGVYWN6H
23/02/2026
πΎ Calafka & Quudinta Xoolaha 2026: Sida Loogu Helo Nafaqo & Wax-soo-saar Sare!
Axmed Taakoow
πΎ Calafka & Quudinta Xoolaha 2026: Sida Loogu Helo Nafaqo & Wax-soo-saar Sare!
πΎ Calafka & Quudinta Xoolaha 2026 πΎBaro sida ugu habboon ee xoolaha loogu quudiyo calaf tayo leh si loo kordhiyo nafaqo, caafimaad, iyo wax-soo-saarka xool...