Xarunta Dhaqan Celinta Al-Saacid

Xarunta Dhaqan Celinta Al-Saacid

Share

daroogaada anagaa daweedeeda hayna

08/12/2025

Hadii aad caruurtaada yihiin caasiwaalid ayna diideen waxbarashada xalbaan kuu haynaa ee nagu soobooqo xarunteena.

07/12/2025

Xarunta Dhaqan Celinta Al-Saacid
Waxaan u taaganahay badbaadinta dhalinyarada, soo celinta akhlaaqda, iyo dhismaha mustaqbal ifaya.
Waxaan bixinnaa wacyigelin, tarbiye, talo-bixin iyo hagid si bulshada looga ilaaliyo maandooriyaha iyo dhaqamada xun.

☘️ Ku soo biir barnaamijyadeena wacyigelinta
☘️ Nala wadaag fariintan si loo badbaadiyo qof kale
☘️ Ilaahay ha u barakeeyo cid kasta oo ku dadaasha samafalka

Xarunta Dhaqan Celinta Al-Saacid – Mustaqbalka Dhalinyarada Waa Mas’uuliyadeena.

28/11/2025

Jimco wanaagsan dhamaan walaalaha muslimiinta
Allaha noo aqbalo khayrka iyo barakada jimcaha.

23/11/2025

Iska ilaaali oo kafagow kana ilaali ehelkaaka
Maandooriyaha nooc walba oo u yahay.

14/11/2025

Jimco mubaarag dhamaan walaalaha muslimiinta.
Waxaynu inleenahay khayr iyo barwaaqo ku jimcaysta.

12/11/2025

Marawalba waxaan diyaar unahay inaan kaala qayb qaadano ka hortaga doroogada hadii ay barteen ilmahaaku ama kuwa ehelkaaka.
Ee fadlan naku soobooqo xarunteena.

10/11/2025

Guusha waxaa kaa xigta inaad noo gimaato.
Fadlan Nasooraac oo nagu soobooqo xarunteena.

07/11/2025

Jimco wanaagsan dhamaan walaalaha muslimiinta ah meelkasta oo aad joogtaan.

06/11/2025

Ladagaalanka daroogada, dawaynta bukaanka waa doorkeena walaal.
Nagala qaybqaado walaal oo siigudbi fariintaan.

01/11/2025

Ka xorow maandooriyaha.
Anaga diyaar u ah inaan kaa daawayno.

31/10/2025

Jimco mubaarag dhamaaan muslimiinta
Gaar ahaan muslimiinta soomaaliyeed.
-Saacid

30/10/2025

Hal wicitan ayaa ah xalka kaliya nala sooxiriir talo iyo xal labada waa naga diyaar.
-Saacid

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Albarako
Mogadishu