Mogadishu Tuition Center

Mogadishu Tuition Center

Share

Where qualified and professionals are found

29/10/2019

U hel caruurtada waxbarasho tayo leh kana kaab maadooyinka ay rabaan iyagoo jooga guriga dhexdiisa.

Xaruunta Mogadishu Tuition Center wuxay ugu bishaarayneysaa waalidinta jecel waxbarashada in ay socoto diiwaan gelinta xaafadaha magaalada Muqdisho.

Wixii macluumaad ah la xiriir:
0613132222 ama 616959595.
[email protected]

25/10/2019

Subax wanaagsan & Jumca wanaagsan.

20/10/2019

MOGADISHU TUITION CENTER

Barnaamijkeena La talinta Waxbarashada oo hadafkiisu yahay in qof kasta ku dhiirrado inuu wax barto ayaan bulshada qaybeheeda kala duwan u diyaarinay adeeg waxbarasho oo ku habboon:

1. Home Teaching: wuxuu beegsanayaa isla markaasna loogu diyaariyay Macalimiin Khubaro ah Ardayda Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare iyo Heer Jaamacadeed ee ku liita maadooyinka qaar inuu ka caawiyo iyagoo guryahooda jooga.

2. Adult Education: Waxaan udiyaarinay dadka waaweyn ee waxbarashadu ka raagtay in lugu diyaariyo Maadooyinka ay sida gaarka ah u daneynayaan iyadoo wax lugu bari doono goobtooda ganacsiga, Xafiiskooda ama Guryohooda.

3.SPECIAL EDUCATION: Waa qayb aan ugu talo galnay in Group goob ka wada shaqeeya ay waqti ugaar ah soo dalban karaan isla markaasna waxaa diyaar u ah Macalimiin khubaro ku ah qaybta ay u baahanyihiin.

Barayaashu waa Ajaanib iyo Soomaali waxayna ku xirantahay dalabka qofka soo dalbanaaya.
Dhammaan maadooyinka Diini iyo Maaddi waa lagaa caawin karaa.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Makka Al Mukarrama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00