22/11/2025
Hambalyo dhammaan barayaasha Soomaaliyeed, gaar ahaan barayaasha dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.
Ku hiro hoyga aqoon ee dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee Aayatiin
22/11/2025
Hambalyo dhammaan barayaasha Soomaaliyeed, gaar ahaan barayaasha dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.
24/06/2025
Waxaan Hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Aayatiin ee uu u soo gabagaboobay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.
23/06/2025
Maamulka iyo macallimiinta dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Aayatiin waxa ay hambalyo u dirayaan ardayda kaqalin jabisay dugsiga sannadkaan, waxayna u rajaynayaa natiijo ay ku farxaan iyo mustaqbal qurxoon.
23/11/2024
Maamulka dugsiga Aayatiin ayaa macallimiinta guddoonsiiyay shahaado sharaf,sidoo kale ardayda dugsiga ayaa macallimiintooda siiyay hadiyado kala duwan.
23/11/2024
Xafladda lagu maamuusay maalinta macallimiinta ayaa ka qabsoontay dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.
Xafladda waxaa soo qaban qaabiyay ardayda dhigata dugsiga, kuwaas oo u hambalyeeyay guud ahaan macallimiinta Soomaaliyeed.
Waxa ay ardaydu si gaar ah ugu mahad celiyeed macallimiinta ka hawl gasha dugsi hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.
Sidoo kale maamulka dugsiga ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay macallimiinta ka shaqeysa dugsiga Aayatiin,kuwaas oo dadaal iyo waqtiba ku bixiya sidii ay usoo saari lahaayeen ubad Soomaaliyeed oo naftooda,dadkooda,dalkooda iyo diintoodaba anfaca.
30/08/2024
Dugsigu waxa uu dib u furmayaa maalinta Axad ah ee 1da bisha September 2024.
Sidoo kale dugsigu waxa uu diiwaan galinayaa ardayda laba galin ee subixii iyo galabkii iyo sidoo kale qeybta dadka waaweyn.
21/08/2024
Markale ayaan hambalyo idin leenahay
20/08/2024
Hambalyo Faadumo Maxamed Yuusuf oo ka tirsan dugsiga Aayatiin oo gashay kaalinta 10aad ee imtixaanka 8aadka.
20/08/2024
Hambalyo Nasri Jaamac Salaad oo ka tirsan ardayda dugsiga Aayatiin oo gashay kaalinta 1aad ee imtixaanka 8aad.