Tigaad Online professional College

Call Contact the school

Tigaad Online professional College Education

20/07/2026

kaabe Research Centre

25/03/2022
Rafiiq Research Centre
04/02/2022

Rafiiq Research Centre

01/11/2021
03/09/2021

Bushaaro Bushaaro
Kuliyada Tigaad Online professional College Waxay idiinku bushaaraynayaa In ay bilaabmayaan courses cusub bishan
Waxaa kamida courses
# Advanced research method
# M&E motoring and evaluation
# HRM
Hada h**e ugaadha
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Email [email protected]

Kuliyada Tigaad Online professional College Waxay ugubushaaraynaysaa dadka jecel waxbarashada in ay diyaar yihiin xisadi...
29/06/2021

Kuliyada Tigaad Online professional College Waxay ugubushaaraynaysaa dadka jecel waxbarashada in ay diyaar yihiin xisadihii ONLINE ka lagu dhigi jiray
Courses waxaa kamid ah
# English
# Arabic
# Accounting
# Computer Application
Hadaba hadaad doonaysid in aah kor uqaado Aqoontaad fadlan Hamoogaan
@ Tigaad Online professional College @
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Email [email protected]

السلآم عليكم Walaal majeceshay hay barashada Quraanka , cilmiga shareecada islaamka, iyo Maadigaba sida Luuqada English ...
07/03/2021

السلآم عليكم
Walaal majeceshay hay barashada
Quraanka , cilmiga shareecada islaamka, iyo Maadigaba sida
Luuqada English mathsa Computer Application. Arabic iyo IT
Hadaba hadaad jeceshahay kuliya Caalamiga ah ee Online Professional Collage waxay kudiyaarisay in aad ONLINE ku barankarto Dhammaan culuumta kala duwan
Fadalan wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
Whatsap 252657208676 ama skype 252636935486
Email tigaadonline@gmail

Kuliyada Tigaad Online professional College Waxay idiinku bushaaraynayaa In ay bilaabmayaan courses cusub  bishan labaad...
13/02/2021

Kuliyada Tigaad Online professional College Waxay idiinku bushaaraynayaa In ay bilaabmayaan courses cusub bishan labaad
Ha moogaanina
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Whatsap 252657208676

19/01/2021

Kuliyada Tigaad Online professional College Waxay bilaabaysaa fasalo cusub
Oo kakooban
# English
# Maths
# Computer Application
# Arabic
# Naxwe
# Accounting
# Project management
Iyo kuwa kale oo badan
Isdiwaan galintu waysocotaa
Tirada Ardayda laqaadanayaana way koobantahay
H**e ugaadh
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
Whatsap 252657208676
Skype 252636935586
Email [email protected]

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252636935486

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tigaad Online professional College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Tigaad Online professional College:

Shortcuts

Share

Category