05/01/2024
Guri negi idanka Alle.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa oo aan Farxadda la qeybsanayaa Abdi-mahad Mohamed Hassan & afadiisa Ikran Mohamed Omar oo ku Aqal gelay magaalada Cadaado.
Rabbi nolosha ha idiin maceeyo hana idanka yeelo Kuwa iskula jooga raalli ahaanshihiisa, noqdana Kuwa jaceyl & ixtiraam nolosha ku dhammeysta.
Mar kale hambalyo Ustdii, reerkana Rabbi haka Yeelo midkii ay labo reer ku reyso
24/12/2023
Hambalyo walaalβ€οΈπ
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaal Liibaan Mohamed Yusuf iyo Duma Jamila Ali Mohamud oo maanta meherkoodu ka dhacdey Magaalada Cadaado ee Galmudug.
Wadajira sanado bada idanka Alle.
21/12/2023
Jumca wanaagsan jaallayaal.
Taswiirkan jumcaha dartiis 1Kβ€οΈ gaarsiiya
21/12/2023
Xiisaduhu mar dhow ayey billaanayaan idanka Alle.
Haddii aad dooneyso halkan iska diiwaan-geli
ππππππππππππππ
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdLeCwfKTyYOzs7Uiz0CHJEWtNJAe1gQ8jDIUZy1c5CBCO4uA/viewform?usp=sf_link
Haddii aad isdiiwaan-gelisey kusoo biir whatsApp Group-keenna si aad ula socoto macluumaadka Courses-ka.
πππππππππ
πhttps://chat.whatsapp.com
19/12/2023
Haddii aad ka mid tahey ardeyda dooneysa barashada xirfadaha
1- Habka wax qorista ( Writing )
2- Saxaafadda ( Journalism )
3- Soo jeedinta ( Public Speaking )
Kusoo biir WhatsApp group-kan, Mahadsanid
πππππππππ
https://chat.whatsapp.com