Almaas Diploma Programmes

Almaas Diploma Programmes

Share

Jaamacadda Almaas waxaa ka go'an in ay soo saarto aqoonyahano xirfadeesan.

16/06/2026

Almaas Diploma Programmes Xafiiska Almaas Skills and Diploma Programs ayaa soo qaban-qaabiyay 𝗕𝗼𝗼𝘁𝗰𝗮𝗺𝗽 𝗶𝗻 𝗡𝗲𝘁𝘄𝗼𝗿𝗸 𝗢𝗽𝗲𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 & 𝗦𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲𝘀, oo socon doona muddo 1 bil ah.

Bootcamp-kan waxaa si gaar ah loogu baran doonaa qaab practical ah xirfadaha muhiimka u ah maamulka iyo hawlgelinta shabakadaha, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
Network Basics, Switch Configuration, Router Configuration and Network Security Fundamentals.

Fursaddan waa mid ku habboon ardayda, xirfadlayaasha IT-ga, iyo cid kasta oo doonaysa inay horumariso aqoonta iyo xirfadaha dhanka shabakadaha (Networking).

Bootcamp-ka waxaa mentor ka noqon doona: 𝗘𝗻𝗴. 𝗭𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝗲 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗜𝘀𝗮𝗸, Network Administrator, SomaliREN.

Halkan Iska diwaan gali: https://forms.gle/QQTKgfWQwT36gyLS6

Photos from Almaas Diploma Programmes's post 14/06/2026

Xafiiska Xirfadaha iyo Dibloomada ee Jaamacadda Almaas ayaa si rasmi ah u bilaabay koorsada 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝘁𝗲𝗿 𝗕𝗮𝘀𝗶𝗰𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗢𝗳𝗳𝗶𝗰𝗲 𝗔𝗽𝗽𝗹𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 taas oo ardayda siinaysa aqoon iyo xirfado muhiim u ah isticmaalka kumbuyuutarka iyo barnaamijyada xafiisyada casriga ah.

Koorsadan ayaa qayb ka ah dadaallada Jaamacadda Almaas ay ku horumarinayso aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed, si ay ugu diyaar garoobaan fursadaha shaqo iyo horumarinta xirfaddooda mustaqbalka.

#𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭

26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak

Jaamacadda Almaas waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, ardayda, waalidiinta, macallimiinta, iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, ducada, iyo cibaadada maalmahan kheyrka badan.

Ciiddaan ciiddeeda Alle ha inooga dhigo mid nabad, barwaaqo, caafimaad iyo farxad ku gaarno.



21/05/2026

Xarunta Diplomada iyo Xirfadaha ee Jaamacadda Almaas Almaas Diploma Programmes waxay kuu soo diyaarisay tababar muhiim ah oo ku saabsan:

𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝘁𝗲𝗿 𝗕𝗮𝘀𝗶𝗰𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗢𝗳𝗳𝗶𝗰𝗲 𝗔𝗽𝗽𝗹𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀

Tababarkan wuxuu fursad siinayaa ardayda, shaqaalaha, iyo bulshada inteeda kale inay bartaan xirfadaha muhiimka u ah isticmaalka kumbuyuutarka iyo barnaamijyada xafiisyada, kuwaas oo lagama maarmaan u ah waxbarashada, shaqada, iyo nolosha casriga ah.

Waxyaabaha lagu baran doono:
• Windows 10
• Typing Skills
• Microsoft Word
• Microsoft Excel
• Microsoft PowerPoint

Faahfaahinta Diplomada:
• Muddada: 𝟯 𝗕𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱
• Bilaabashada: 𝟯𝟬 𝗠𝗮𝘆 𝟮𝟬𝟮𝟲
• Shahaado: 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝘀𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆
• Practice: 𝗙𝗿𝗲𝗲 𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝘁𝗲𝗿 𝗟𝗮𝗯

Tababarkan wuxuu kaa caawinayaa inaad hesho aqoon iyo xirfado lagama maarmaan u ah suuqa shaqada iyo horumarinta kartidaada tiknoolajiyadda.

Isdiiwaangeli hadda:
https://forms.gle/kKGonQn1Kd4EFFj67



02/05/2025

𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮...
Jaamacadda Almaas waxaa ka socota diiwaan gelinta Fasalla cusub oo kala ah:
1. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗡𝘂𝘁𝗿𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻
2. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗡𝘂𝗿𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗶𝗱𝘄𝗶𝗳𝗲𝗿𝘆
𝟯. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝗵𝗮𝗿𝗺𝗮𝗰𝘆

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

https://chat.whatsapp.com/EcbfBE4BD6RDHgP5pKc3mo

16/04/2025

𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮...
Jaamacadda Almaas waxay qaadanaysaa bishaan Abriil 2025 Fasalla cusub oo kala ah:
1. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗡𝘂𝘁𝗿𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻
2. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗡𝘂𝗿𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗶𝗱𝘄𝗶𝗳𝗲𝗿𝘆
𝟯. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝗵𝗮𝗿𝗺𝗮𝗰𝘆

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

F.G. Fasaladu waxay bilaabanayaan 01 May 2025

https://chat.whatsapp.com/EcbfBE4BD6RDHgP5pKc3mo

09/01/2025

𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗚𝗲𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 ;

Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa fasal cusub oo ah 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗚𝗲𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆

Diploma-daan oo Jiyooloojiyada ah waxay hoos tagtaa Kuliyadda Culuumta Dhulka waxay soco doontaa hal sano inshaa Allah.

F.G. Diploma-daan waxaa lagu dhigan doonaa fasalada, si part time ah.

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 | 0622247521

28/12/2024

𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮...
Jaamacadda Almaas waxay qaadanaysaa bisha Janaayo 2025 Fasalla cusub oo kala ah:
1. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗡𝘂𝘁𝗿𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻
2. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗡𝘂𝗿𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗶𝗱𝘄𝗶𝗳𝗲𝗿𝘆
𝟯. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝗵𝗮𝗿𝗺𝗮𝗰𝘆

Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

https://chat.whatsapp.com/EcbfBE4BD6RDHgP5pKc3mo

30/11/2024

𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮...
Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗡𝘂𝘁𝗿𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻

Is qoristu waxay ka socotaa Xarunta Jaamacadda ee degmada 𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻
lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

Ama guji link-gaan
https://chat.whatsapp.com/HOfKTtVPk3NEvX9eqFYhAf

04/10/2024

𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮...
Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗡𝘂𝘁𝗿𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻

Is qoristu waxay ka socotaa Xarumaha Jaamacadda Almaas
lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521

Ama guji link-gaan
https://chat.whatsapp.com/HOfKTtVPk3NEvX9eqFYhAf

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Wada Cabdiqaasim
Mogadishu
00252