Alhilaal HIGH School

Alhilaal HIGH School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alhilaal HIGH School, School, Mogadishu.

05/03/2022

Adaa af laxoo aqoon dhigayoow macalin macalin macalin intii u mudneyd adaa marayee macalin macalin macalin

Photos from Alhilaal HIGH School's post 05/03/2022

Cilmiga waa kop cinta garaadka hadaba aan kor u qaadkadno garaadkeyna

04/03/2022
04/03/2022
04/03/2022
04/03/2022

Waa ardaydii ka a flaxday AL hilal HIGH School of LANGUAGES and TRAINING SKILLS

Photos from Alhilaal HIGH School's post 13/02/2022

Ardaydii dhulkeynoo waa ubax yadii dalkoow ku wii ka aflaxay dusiga sare ee al hilal HIGH School of LANGUAGES and TRAINING SKILLS

04/02/2022

ALHILAL WAA HOOYGII tacliinta waa aqabtiraha jahliga sare u qaadida aqoonta

Photos from Alhilaal HIGH School's post 18/01/2022

Ku soo biir alhilal HIGH School oo kasbo aqoon tayo leh

Photos from Alhilaal HIGH School's post 17/01/2022

Alhilal waxa uu diyaar idin kugu yahay wax barasho tayo leh waxad ka baran kartaa madoyinka tayo leh iyo xirafado

Photos from Alhilaal HIGH School's post 17/01/2022

Alhilal haigh School waxa u diyaar idin kugu yahay wadashaqeyn waxan uu na u diyaariyay malmaha khamiista iyo jimcaha barashada xirfaddaha iyo madoyinka oo kala ah xirfada culaanka oo leh make up, xirfada harqaanka, xirfadda photo cc 2020 dhamn ku baro koor soyinka si bilaasha ah ama lacag la,aan kuna sida ugu dhaqsiyaha badan

12/01/2022

Al hilal HIGH School waxa uu idin diyaariyay wax barasho tayo sare leh ka faaideysi wacan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu