Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal

Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal

Share

Dugsi fac weyn lagana helo waxbarasho tayaysan.

Photos from Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal's post 26/06/2025

Waa sawirada xafladi maalinta xuriyada soomaaliyeed ee saakay kadhacday dugsiga waxana nagala soo qayb galay ustkeyga qaaliga ah ust macaani qaliif baana oo ah madaxa kormeerada muasasadeena jaabir bin xayaan

waxan ummadda soomaaliyeed dhammaantood ugu hambalyeeynayna maalinta xuriyada ummadda soomaaliyeed ee 26ka juun

11/06/2025

Waa formasterka G6 iyo qaar kamid ah ardayda fasalka G6 qaasatan gabdhaha oo kuguuleystay kaalinta labaad tartan aqooneedka dugsiga jaabir bin xayan juungal
ee sanad dugsiyaadka 2024-2025

Hambalyo fasalalka G6

13/03/2025

Tartanki quraanka kariimka ee muasasada jaabir bin xayaan uqabatay ardayda dugsiyada muasasada jaabir bin xayaan

12/03/2025

Waa barayaashi ahaay gudigi qabanaye tartanka qur'aanka kariimka ee dugsiyada Mu'asasada Jaabir Bin Xayaan kaas oo ahaay mid heer Mu'asasa ah ayaa waxa ay kala ahaayeen :-

Gudoomiyaha guddiga

Ustaad : Maxamuud Cabdullahi Maxamuud

Gudoomiye kuxigeenka 1aad

Ustaad : Cabdullahi Maxamed Maxamuud

Gudoomiye kuxigeenka 2aad

Ustaad : Maxamed Jaylaani Cabdiraxmaan

Xoghayaha : Ust Cabdullahi Cabdiraxmaan Axmed

isla gudigaas ayaa waxa ay horay usoo qabteen tartamo kale oo gaar agaar ahaay
ee quraanka kariimka lagu tartamaaye kuwaas oo ahaay heer dugsi.

Photos from Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal's post 12/03/2025

Waa magacyada Ardaydi tartamayasha ahaay iyo magacyadi dugsiyadi ay ka socdeen tartamayaashaas oo kutartamaye qur'aanka kariimka oo ay soo qaban qabiyeen Mu'asasada jaabir Bin Xayaan wareeegiisa 1-aad iyo qaabka uu ahaay

1 : Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xuseen ( Jaabir Bin xayan juungal )

2 : Abshir Cabdi Aadan ( Jaabir Bin Xayan Juungal )

3 : Sakariye Maxamuud Axmed (Jaabir Bin xayan Jardiinka)

4 : Cabdiraxiin Cabdullahi Xuseen (Jaabir Bin Xayan Jardiinka)

5 : Ciise Maxamuud Jeele (Jaabir Bin xayan suuqbacaad)

6 : Ikraan Sheekh Yuusuf Tuurxume (Jaabir Bin xayan suuqbacaad)

7 : Muxudiin Ismaaciil Diiriye (Jaabir Bin xayan Ceel-qalaw)

8: Cumar Xuseen Cali (Jaabir Bin xayan Ceel-qalaw)

12/03/2025

Waa barre cabdicasiis busuri oo fasalka 6aad usharaxaya cashir maadada cilmiga bulshada ah sidokale ust busuri waa formasterka fasalka 6aad
fasalka lixaad waa fasalka ugu da'da yar galinka h**e ee subaxdi ah
wana fasal isku xiran formasterkodana lashaqeeya

10/03/2025

Alxamdulillah waxa inoo soo gabagaboobay Tartanki quraanka kariimka oo aan kumaamuuseynay bisha barakeysan ee Ramadaan maadaama ayna tahay bishii quraanka

waxaana kaalinta kowaad kuguuleystay ardayga layiraahdo cabdiraxman cabdullaahi xuseen oo ah mid kamid ah ardayda fasalka f1
Hambalyo cabdiraxman cabdulaahi xuseen

Photos from Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal's post 01/03/2025

Alxmdulillah waxa saakay oo bisha ramadaan ay kowtahay sitoos ah inoogu bilaawday TARTANKA QURAANKA KAREEMKA oo aan ugu talagalnay kusoo dhaweenta bisha barakaysan ee ramdan maadana ay tahay bishii quraanka

28/02/2025

RAMADAAN MUBAARAK DHAMMAAN UMADDA ISLAAMKA AH GAAR AHAAN UMADDA SOOMAALIYEED MEELKASTA OO AY DAL IYO DIBADBA AY KAJOOGAAN.
WAXAN ALLEHEENA KABARYAYNA IN UU NAGA DHIGO KUWO KAFAAIIDAYSTA FADLIGA BISHA RAMADAAN INSHA ALLAAH

27/02/2025

Waa baraatiko maadada technology ee fasalka G8 waxana bixinaye baraha maadadaas barre maxamed aadan nuur oo kumagac dheer kacaan sifiican ayayna uga faaidaysteen ardaydeena fasalka 8aad

27/02/2025

waxa ay ahayd ciyaar xiiso badneed oo dhexmartay fasalada kala ah G7 iyo G5 waxayna kuso dhamaatay 16 gool oo G7 ah iyo 8 gool oo G5 ah
sidaas awgeed waxay guushu raacday fasalka G7
Hambalyo fasalka 7aad

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Juungal-Yaqshid
Mogadishu