16/04/2024
Dugsiga Farsamada Gacanta Al-Qamar
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Farsamada Gacanta Al-Qamar, School, wadada balka, Mogadishu.
16/04/2024
Asc dhamaan bahda jecel waxbrshad
Hambaliyo hambaliyo iskuulka Al-Qamar wuxuu uhambaliyeynaya maxamed Osman cabdi oo galay kaalinta labaad imtixankii qaran ee sideedka, waxan ku leenahay wad uqalantaa lawaad iyo koobada, waxana kuu rajeyneynaa mustaqbal wanagsan.
21/04/2023
Eid Mubaarak
Maamulka iyo macalimiinta Al-Qamar Educational Institute waxa ay idinkugu hambalyeynayaan munaasabada Ciidul Fidriga.
Farxad ku ciida.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.
عيدكم_مبارك.
Al-Qamar Educational Institute
31/03/2023
29/03/2023
Hambalyo bahda Al-Qamar
29/03/2023
Alx ilaah ayaa nabad noogu soo dhameeyay Xafladii dufcadii sadaxad ee cafimadka iyo ingiriiska, dhamana Al-Qamar family waxaan leeyahay hambaliy hambaliyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Wadada Balka
Mogadishu