Syl Foundation

Syl Foundation wellcome with open hands

Maadama maanta aan u dabaal dageyno maalinta macalinka Soomaliyeed.Waa kee macalinka kuugu xasusta badan ee aan marna ma...
21/11/2025

Maadama maanta aan u dabaal dageyno maalinta macalinka Soomaliyeed.
Waa kee macalinka kuugu xasusta badan ee aan marna maska ka go eyn oo waxku soo baray?

๐‡๐€๐๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ™๐Ÿ‘21 ๐๐Ž๐•๐„๐Œ๐๐„๐‘ ๐ฐ๐š ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ  ๐ฐ๐š๐ฑ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐ข๐ก๐ข๐ง ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐  ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฑ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ฆ    ...
20/11/2025

๐‡๐€๐๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ™๐Ÿ‘
21 ๐๐Ž๐•๐„๐Œ๐๐„๐‘ ๐ฐ๐š ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐ข๐ก๐ข๐ง ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐  ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฑ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ฆ
ูƒุงุฏ ุงู„ู…ูุนูŽู„ูู‘ู…ู ุงู† ูŠูƒูˆู† ุฑุณูˆู„ุง
(๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฅ)
๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ฃ๐š๐๐š ๐ฅ๐š ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐ญ๐ขi๐ง ๐ก๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Ogeysiis muhiim ah Fursad BarayaalDugsiyada SYL waxaa ka banaan Fursad macalinimoMaadooyinka  banaan : 1. Sugaanta dugsi...
29/10/2025

Ogeysiis muhiim ah
Fursad Barayaal

Dugsiyada SYL waxaa ka banaan Fursad macalinimo
Maadooyinka banaan :
1. Sugaanta dugsi sare ( 1 boos)
Xarunta : zoona key
Galinka: Subax
2: Busines iyo Technology oo ( 1 boos)
3: Tar iyo Arabic (1 boos)
Xarunta gubta
Galinka subax
Shuruudaha looga baahanyahay macalinka codsanaya:
1. Shahaado jaamacadeed oo xariir la leh booska uu codsanayo.
2. Qibrad ugu yaraan 3 sano
3. Inuu ku fiicanyahay ugu yaraan labo maado.
4. Inuu diyaar u yahay imtixaan.
Hadaba haddii aad daneeneyso boosaskaas kusoo dir Cv-gaaga iyo shahaadoyinkaga whasapp numberkan
0613683845

Fadlan araaji qabashada waxey ku egtahay maanta oo arbaco ah galinka h**e saacaduna tahay 9:00am taariikh 29/10/2025.
Imtixanku isla maanta waxa uu ka dhacayaa xarunta iskuulka ee trebiano.

Mahadsanidiin.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYOCAFIIFO SALAAD FAARAX ayaa kaalinta 8aad ka gashay Imtixaanka Fasalka 8aad ee KGS. Waxaan maha...
21/08/2025

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

CAFIIFO SALAAD FAARAX ayaa kaalinta 8aad ka gashay Imtixaanka Fasalka 8aad ee KGS.

Waxaan mahad iyo Bogaadin la wadaagaynaa dhamaan Maamulak Macaliminta iyo Waalidkii dadaalka badan soo galay ardayadan iyo dhamaan ardayda Fasalka 8aad oodhan.

Sawirada xafladii shalay
20/08/2025

Sawirada xafladii shalay

Xaflada qalin jabin  dufcaddii 21aad  ee iskuulka SYL ee sanad dugsiyeedka 2024-2025
19/08/2025

Xaflada qalin jabin dufcaddii 21aad ee iskuulka SYL ee sanad dugsiyeedka 2024-2025

Waxaan ardayda     dhamaan urajeyneynaa guul gaar ahaan ardayda     ka oo maanta u fadhiistay  imtixaanka k**a dambeysta...
09/06/2025

Waxaan ardayda dhamaan urajeyneynaa guul gaar ahaan ardayda ka oo maanta u fadhiistay imtixaanka k**a dambeysta ah ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Guul insha allah

Ciid Al-Adxa Al-Mubarak!Hanbalyo Dhammaan umadda Muslimka ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa hanbalyo ...
05/06/2025

Ciid Al-Adxa Al-Mubarak!

Hanbalyo Dhammaan umadda Muslimka ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa hanbalyo u direynaa Macallimiinta, Waalidiinta, Ardayda iyo dhamaan shaqaale SYL Schools, waxaan leenahay Ciid wanaagsan.

Jadwalka lagu galaayo imtixaanka dugsiga sare F4 ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.Waxaan u rajeynaynaa ardaysa somaliyeed ...
30/05/2025

Jadwalka lagu galaayo imtixaanka dugsiga sare F4 ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Waxaan u rajeynaynaa ardaysa somaliyeed guul. Gaar ahaan ardayda SYL schools.

SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA SIDEEDAAD (FASALKA 8-AAD)
25/05/2025

SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA SIDEEDAAD (FASALKA 8-AAD)

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ:โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ) Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Mu'asasada SYL SCHOOLS Waxay tac...
13/05/2025

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ:
โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Mu'asasada SYL SCHOOLS Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Aabe Abdirisaq Abdisalan oo ah Aabaha dhalay oo ka tirsan maamulka oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Ehelada iyo Qaraabada Samir iyo iimaan Allaah ha siiyo. Marxuumkana Jannadii Fardowso Allaah ha ugu deeqo.

Agaasinka waxbarashada gobolka banaadir oo shaaciyey xiliga la gali doono imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee dugsi...
10/05/2025

Agaasinka waxbarashada gobolka banaadir oo shaaciyey xiliga la gali doono imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee dugsiga dhexe ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Address

Maka Almukarama
Mogadishu
2521

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Syl Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category