02/07/2023
Cayaaryhanada ayaa ku guulaystay tartankii ciyaaraha kubadda cagta ee MBBS Batch 10 Jazeera University .
Munaasabaddii xiritaanka tartanka waxaa kasoo qaybgalay maamulka, iyo dhamaan qaybha ardayda Batch 10. Tartanka waxaa soo xiray Guddoomiyaha Gudiga Sports-ka fasalka MBBS10, waxaana halkaas lagu gudoonsiiyey koobkii kooxda sanadkaan ku guulaysatay.
⚽️🏆.
.
✊️.
29/06/2023
Maalinta 2aad Ee Ciida & Qaar kamid ah Dakhaatiirta MBBS Batch 10 Jazeera University Oo idin leh Ciid Mubarak ✊️
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير✨️❣️
27/06/2023
𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 🎉 🇸🇴🤚
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciida.
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan 🎉
.
21/06/2023
Cayaar adag Oo ahayd una dhaxaysay Group-yada 1&3 Ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada Cagta ee Bar~kullan -Stadium ayaa kusoo dhamaatay Cayaar ah 1&3, halkaas oo Group: 3 ugu gudbeen Final Cup of MBBS Batch 10 OF Jazeera University.
⚽️🏆.
.
✊️.
18/06/2023
Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 2&5 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada cagta ee Bar~kullan -stadium ayaa kusoo dhamaatay cayaar ah 3&4.
⚽️🏆.
.
✊️.
14/06/2023
Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 3&6 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday Garoonka Kubada cagta ee Bar~kullan -stadium ayaa kusoo dhamaatay cayaar ah 3&2.
⚽️🏆.
.
✊️.
13/06/2023
Cayaar adag oo u dhaxaysay Group-yada 1&4 ee MBBS Batch 10 Jazeera University kana dhacday garoonka Kubada cagta ee bar~kullan -stadium ayaa kusoo dhamaatay cayaar ah 3&3 kadib rigoore la isla aaday waxay guushu ku raacday Group 1 oo saaxiibadood Group 4 ku garaacay 3&2.
⚽️🏆.
.
✊️.
10/06/2023
Tartanka k/cagta Group-yada MBBS Batch 10 Jazeera University 2023, waxaa bari galab hadii alle idmo kulanka 1-aad kuwada ballansan Group: 1 Vs Group: 4 .
Group: 1 waxaa Kabtan u ah Dr-Sharmarke halka Group 4 : uu Ayana Kabtan u yahay Dr-Abuukar Duqow.
Sadaalintaada Kulankaan ?
⚽️🏆.
.
✊️.
08/06/2023
Iskuaadka Tartanka Group-yada MBBS Batch 10 Jazeera University ⚽️🏆.
.
✊️
31/05/2023
~ HAMBALYO - HAMBALYO ~
Anaga oo Ah MBBS Batch 10 Jazeera University waxaan Si wadajir ah u hambalyeyneynaa 𝐃𝐫.𝐁𝐚𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐃𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 oo loo magacaabay Dean Ku-xigeenka Kulliyada Caafimaadka iyo Qalniinka ee Jazeera University (𝐃𝐞𝐩𝐮𝐭𝐲 𝐃𝐞𝐚𝐧 𝐅𝐚𝐜𝐮𝐥𝐭𝐲 𝐨𝐟 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐢𝐧𝐞 & 𝐒𝐮𝐫𝐠𝐞𝐫𝐲).
Waxaan allah ka rajeyneynaa inuu ku guuleeyo doorka cusub ee loo magacaabay.
31/05/2023
Dr- Hon Mowliid Cabdulahi Garoon Waa Legend wayn oo Ka mid ah Akhyaarta MBBS Batch 10 Jazeera University 🩺✊️
30/05/2023
Imtixaanka Midterm-ka Semester-ka 2aad ee sanad waxbarasheedka 2022-2023 ayaa maanta si rasmi ah inoogu soo idlaaday Jazeera University anagoo ah MBBS Batch 10 Jazeera University