Al nasri institute languages and health in las anod

Al nasri institute languages and health in las anod

Share

al nasri institute for languages and health

12/03/2026

RAMADAN SPECIAL TRAINING OFFER

Global Skills & Innovation Academy waxay ku faraxsan tahay inay soo bandhigto Professional Health Training:

📚 Courses:• Basic Nursing• EPI (Expanded Program on Immunization)• MCH (Maternal & Child Health)

🎁 Ramadan Offer:• Hal Course waa FREE• Haddii aad qaadato 2 Courses – waa $3 kaliya

⏳ Duration: 2 Weeks🎓 Certificate waa la bixinayaa

👩‍⚕️ Ku habboon:Nursing Students • Health Science Students • Health Workers

⚠️ Fursad xaddidan!

📞 Isdiiwaan geli hadda: +252 67 2327501

14/01/2025

mahalada training!

( Standard CV Writing and Cover Letter Formats).

Ma rabtaa in mudo aad u kooban lagugu tababaro hab xirfad iyo aqoon ku dhisan sida loo qoro/ diyaariyo , si aad si fudud ugu hesho shaqadaad raadinaysay?

Hadaba, Jamacadda Sahal waxa ay bixinaysaa tababar kusaabsan Writing and Formats, kaas oo loogu talagalay in dhalinyarta shaqo raadiska ah lagaga caawiyo sida ay shaqo u heli lahaayeen.

Mudada Tababarku waa 7 casho oo keliya.

Waxaana bixinaya Tababare Aqoon sare iyo waayo aragnimoba u leh Daraasaadka Horumarinta Bulshada.

FG:

ayaa lasiin doonaa dadka ka faa'iidaysta aqoon korodhsigan, marka uu tababarku dhamaado.



: Jamacadda Sahal Ee Magaladda Lasanod.

Si aad isku diiwangeliso nagasoo wac 063-4497279 ama 090-6717547

29/11/2024

Ma doonaysaa inaad mudo kooban ku barato xirfada Fagaare ka hadalka, Qaadatanna shahaado Certificate ah.

Horey u gaadh Main Campuska Jaamacadda Sahal Laascaanood.

Ee ku yaala Aaga Masjidu Jaamica Dhismihii Ex Boss.
Is Qoristu Waysocotaa

FG. Way kooban yihiin dadka laqaadanayo.

La xidhiidh +252-634497279

Sahalsoftware
Sahal University
Sahal University - Laascaanood
Sahal University - Galkacyo Campus

16/09/2023
Photos from Soomaalida maanta's post 23/12/2021
Photos from Al nasri institute languages and health in las anod's post 10/12/2021

Fallow up our English Learning - Vocabulary Grammar Listening Writing ETC.

10/12/2021

Hi every body welcome to night I will suggesting many new words
Soodhawaada caawo waxaan soo bandhigaya erayo cusub marka la socod fiican qaarna idinka ayaa soo sheegi dona somaligooda
Present Verb Somali Meaning
1. Advise Waanin
2. Agree Kuraacid
3. Arrange Iskuhabayn
4. Bore Kucaajisid
5. Care Kataxadarid
6. Cause Sababid
7. Compere Isbarbardhigid
8. Change Badalin
9. Charge Eedayn
10. Create Abuurid
11. Desire Doonid
12. Dare Kudhicid
13. Die Dimasho
14. Excuse Raaligain
15. Face Wajihid
16. Force Kuqasbid
17. Hate Nacayb
18. Hope Rajayn
19. Imagine Qiyaasid

08/12/2021

There is no hard so learn English language

Photos from Al nasri institute languages and health in las anod's post 06/12/2021

Hadaad jeceshay inaad ka faa idaysato linkga hoose riix

06/12/2021

Welcome please like and shere

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mugdisho
Mogadishu