Masala Home Teaching Center

Masala Home Teaching Center

Share

Masala Home Teacher
Hel Macalin Guri kuu gaar ah
Oo Akhlaaq iyo Aqoonba leh

07/08/2023

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ: ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡ ๐–๐€๐€๐‹๐ˆ๐ƒ.

Dhammaan waalidiinta ku dhaqan m agaalada Hargeisa kulliyada Masala Home Teaching Center waxa ay ugu bishaareynaysaa in bishan 8AAD EE 2023 ay qaadaneyso Ardey cusub sida baridda
๐Ÿ: ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง
๐Ÿ: ๐‚๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐ฒ๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ซ

Hadaba waxa kuugu imanaya gurigaaga ama goobtaada shaqo macalimiin Aqoon uleh waxay dhigayaan .

Macalimiintaas oo idinka haqabtiri doona dhamaan waxyaabaha hoos ku xusan :

๐Ÿ) ๐Š๐€๐€๐๐ˆ๐’๐“๐€ ๐‚๐€๐’๐‡๐€๐‘๐€๐ƒ๐€ ๐’๐ˆ๐ƒ๐€
โ˜† QURAAN
โ˜† PRIMARY
โ˜† KG ( Barbaarin)

๐Ÿ) ๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐€๐ƒ๐€ ๐‹๐”๐”๐๐€๐‡๐€ ๐’๐ˆ๐ƒ๐€
โ˜† ENGLISH
โ˜† ARABIC
โ˜† SOMALI

๐Ÿ‘)๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐€๐ƒ๐€ ๐—๐ˆ๐’๐€๐€๐๐“๐€
โ˜† Bilow
โ˜† Dhex dhexaad
โ˜† Iyo dhamaystirba leh

Haddaba Masala Home Teaching Center ay kuu diyaarisay macalimiin:




Ugu Kaalay Masala Home Teaching Center

TELL: 063-6211156

Ama ku Dul dhufo linkigan hoose
https://wa.me/message/TS4PO4XYSBW2B1

07/08/2023
19/06/2023

Acmaashaa wanaagsan ku dadaal toban kan maalmood noo bilaabmay maanta
Alloow xajj ka nagee sanadkan soo socda

29/05/2023

Masala Home Teaching Center
waxa uu kugu busharaynaya in uu ku diyaariyey. macalimiin Khibrad iyo Aqoon sare leh , oo Gurigaga wax kugu baraya.

1. Ardayda schoolka ee u baahan in loo muraajaceeyo casharada schoolka iyo madarisada. Kg and primary Level

2. Dhigista Quraanka iyo culuumta sharecada

3. Dhigista luqadaha Somali & Arabic
4. iyo u diyaarinta imtixaanka School ka .

Hadaba wixii faahfaahin dheeraad ah.
Fadlan nagalasoo Xidhiidh .
WhatsApp: +252 63 6211156
AMA
Taabo Linkigan hoose โคต๏ธโฌ‡๏ธโคต๏ธ
https://wa.me/message/TS4PO4XYSBW2B1

29/05/2023


Darsiga 6aad ( Joogso 2 Daqiiqo walaal )
Akhriso Walaal Boggan Quraanka ah
Xarafkastana Ajar Ka Hel dhanka Rabbi ah
โœ… Ku dul dhufo si Boggu kuugu sowada Baxo.

Hadaad Akhrisatay Sii Gaadhsii Walaalaha kale

Mahadsanid
Shari'ah Quran Online
63 4819050

Photos from Masala Home Teaching Center's post 14/06/2022
13/05/2021

Ciid mubarak ciidkan ciidkeekiisa kale alle bashbash iyo barwaaqo dhamaanteenba ha inagu gaadhsiiyo, alle waxaan inooga baryayaa in Uu inaga aqbalo salaadii,soonkii iyo khayrkii bisha barakaysan aan Soo soomaynayna ba.

Farxad,cimri dherer,caafimaad iyo cibaado suubanba alle ha nagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda .

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

31/12/2020
Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website