Amjad primary & secondary school

جمعة المبارك
04/09/2026

جمعة المبارك

🟦 LAABASHADA SANAD-DUGSIYEEDKA 🟧✨ 2026 – 2027 ✨🌟 Ku soo dhowaada sannad waxbarasho cusub oo guul lehAmjad primary & seco...
02/09/2026

🟦 LAABASHADA SANAD-DUGSIYEEDKA 🟧
✨ 2026 – 2027 ✨

🌟 Ku soo dhowaada sannad waxbarasho cusub oo guul leh

Amjad primary & secondary school

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH🏫 Amjad primary & secondary school Dhamaan xarumaha Dugsiyada Amjad waxay dib u furmayaan:📅 Sabti, 2...
27/08/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH

🏫 Amjad primary & secondary school

Dhamaan xarumaha Dugsiyada Amjad waxay dib u furmayaan:

📅 Sabti, 29-ka Agoosto 2026

🎓 Sanad-dugsiyeedka 2026–2027

Ku soo dhowaada Soo Noqosho Wacan! 🌟📚



هُوَ الحَبيبُ الذي تُرْجَى شَفَاعَتُهُ لِكلِّ هَوْلٍ مِنَ الأهوالِ مُقْتَحَمِ. دعا إلى اللهِ فالمستمسكونَ بهِ مستمسكونَ ...
25/08/2026

هُوَ الحَبيبُ الذي تُرْجَى شَفَاعَتُهُ
لِكلِّ هَوْلٍ مِنَ الأهوالِ مُقْتَحَمِ.
دعا إلى اللهِ فالمستمسكونَ بهِ
مستمسكونَ بحبلٍ غيرِ منفصمِ.
#المولدالنبويالشريف @

19/08/2026

Hambalyo

🎉 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! 🎉

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa madaxda cusub ee loo doortay Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Gudomiye U Cabdulqaadir Maxamed Xasan iyo G ku: U Hussein Mohamud Magan

Waxaan idiin rajaynaynaa hoggaan hufan, midnimo, wada-shaqayn iyo guulo wax-ku-ool ah oo horseeda horumarinta waxbarashada iyo danta guud ee dugsiyada Gobolka Banaadir.

Alle ha idin waafajiyo xilka culus ee la idiin doortay, hana idinka dhigo hoggaan lagu daydo oo horseeda horumar, tayo iyo midnimo waxbarasho.

Hambalyo madaxda cusub!
Hambalyo Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir .

Bahda: Amjad primary & secondary school

🎉 HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO! 🎓🏆Hambalyo dhammaan bahda Dugsiyada Amjad primary & secondary school , gaar ahaan ardayd...
15/08/2026

🎉 HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO! 🎓🏆

Hambalyo dhammaan bahda Dugsiyada Amjad primary & secondary school , gaar ahaan ardayda Fasalka 12aad ee maanta ku guuleystay natiijada imtixaanka shahaadiga ah. 🎓✨

Guushiinnu waa guusha waalidiintiinna, macallimiintiinna iyo maamulka Dugsiyada Amjad. Waxaad muujiseen dadaal, adkaysi iyo karti mudan in lagu faano.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, waxbarasho sare iyo guulo is-daba-joog ah. Ilaahay ha idiin fududeeyo tallaabada xigta, hana idinka dhigo kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca.

Hambalyo Dufcadda Fasalka 12aad! 🎓❤️
Guushu waa bilowga guulo kale oo waaweyn, Insha Allah.

Official:- Sabti, 15-ka Agoosto 2026 ayaa la shaacinayaa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad.
13/08/2026

Official:- Sabti, 15-ka Agoosto 2026 ayaa la shaacinayaa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad.

@🎓🏆 HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8-AAD EE AMJAD SCHOOL oo ka gudbay imtixaan ka 🏆🎓Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dha...
09/08/2026

@🎓🏆 HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8-AAD EE AMJAD SCHOOL oo ka gudbay imtixaan ka 🏆🎓

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 8-aad ee Amjad primary & secondary school , oo ku guuleystay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. 🎉👏

Guushiinnu waa guusheenna, farxaddiinnuna waa farxaddeenna. Waxaad muujiseen dadaal, adkaysi iyo karti aad ku gaartaan himiladiinna. 🌟

Maanta waa maalin guul, berri waa maalin himilo;
aqoontiinna kororsada, dadaalkiinna sii laba jibbaara, himiladiinnana ha ka quusanina.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo isdaba-joog ah iyo aqoon anfaca diin, dad iyo dalba. 📚🌍

Guuleysta goor walba,
hormara meel walba,
sharfanaada meel sare gaara! 🏆✨

💙 AMJAD PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL

💙

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir  wuxuu shaacin doonaa natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad maalinta Axadda, oo ku ...
04/08/2026

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu shaacin doonaa natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad maalinta Axadda, oo ku beegan 09 Agoosto 2026.

Amjad primary & secondary school , waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed guul, gobannimo.

Alle ha idiin fududeeyo dadaalkiinna, hana idiinka dhigo natiijo farxad iyo mustaqbal ifaya leh.

28/07/2026

Qayb ka mid ah doodda Shirweynihii Isbeddelka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir

Address

Near Ceelka Wiif-Suuqbacaad
Mogadishu

Telephone

+252611577070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amjad primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category