Waa markle iyo barnamijkeenii, waa barnamijkiinii waa barnaamijkee? Waa barnaamijkii taxana inoo ahaa ee tijaabo fudud, maantana waxaa kusoo qaadan doona tijaabo ah aan idinkala dhax baxo adinka iyo muuqaalka daawasho wcn
Caawiye Academy for Science & Mathematics
Caawiye cilmi ka qaado, caqligaagana ku kaasho.
Waa markle iyo barnamijkeenii taxana inoo ahaa ee tijaabo fudud, maantana waxaa kusoo qaadan doona tijaabo ah talow maxay noqon doonta tijaabada maanta aamin AMA ha aaminin BAKEERI BIYO KUJIRAN OO AFKIISA HOOS JIRA OO HADANE BIYAHA KA DAADANIN ๐ค๐ค๐ค kaga bogo fiidiyowgan yaanan kaaga hordhicin daawasho wcn
02/03/2020
Waa markle iyo barnamijkeenii taxana inoo ahaa ee tijaabo fudud, maantana waxaa kusoo qaadan doona tijaabo ah talow maxay noqon doonta tijaabada maanta aamin AMA ha aaminin BAKEERI BIYO KUJIRAN OO AFKIISA HOOS JIRA OO HADANE BIYAHA KA DAADANIN ๐ค๐ค๐ค kaga bogo fiidiyowgan yaanan kaaga hordhicin daawasho wcn
Bakeeri biyo kujiran oo afkiisร hoos jira oo hadane biyaha ka daadanin Waa markle iyo barnamijkeenii taxana inoo ahaa ee tijaabo fudud, maantana waxaa kusoo qaadan doona tijaabo ah talow maxay noqon doonta tijaabada maa...
Waa markle iyo bahda
oo idinsoodiyaariyey tijaabo ah oo ku saabsan bal iladaawada ๐ฎ๐ฎ๐ฎ๐ฎ๐ฎ!!
29/01/2020
Asc maanta oo ay taariikhdu ay tahay 29-1-2020 tartankii ay kuwada madalsanaayen labada koox oo kawada tirsanaa group A oo kala ahaa:
CUSMAAN BIN CAFAAN VS HORSEED
Tartanka oo inoo bilaawday abaaro 04:10PM inoo soo gaba-gaboobay abaaro 05:15PM waxa uu kusoo idlaaday:
CUSMAAN BIN CAFAAN 16:12 HORSEED wax ayna guusha kuraacday CUSMAAN BIN CAFAAN
Waxaanu leenahay guuleystayaashu Mabruuk Alfa Mabruuk HAMBALYO
Wali ma aragtay shaax iyo biyo leysku darayo hadana aan is ku milmeyn?!๐ฎ๐ฎ๐๐๐
22/01/2020
Asc maanta oo ay taariikhdu ay tahay 22-1-2020 tartankii ay kuwada madalsanaayen labada koox oo kawada tirsanaa group B oo kala ahaa:
BILAAL BIN RABAAX VS KHAALID BIN WALIID
Tartanka oo inoo bilaawday abaaro 04:15PM inoo soo gaba-gaboobay abaaro 05:15PM waxa uu kusoo idlaaday:
BILAAL BIN RABAAX 16:13 KHAALID BIN WALIID wax ayna guusha kuraacday BILAAL BIN RABAAX
16/08/2019
ุงูุณูุงู
ุนูููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ุชุนุงูู ูุจุฑูุงุชู
Dhaman bulsho weynta ku dhaqan Gobalka banaadir gaar ahaan D.Hilliwaa ee xaafada suuqa xoolaha waxaa loogu bishaaraynaya in ACADEMY FOR SCIENCE AND MATHEMATICS ay bilawday qabashada sanad wax barashaydka 2019/2020 waxaana lagu baranaya maadooyinka kala ah:-
1.Scientific subjects.
2.ฤนanguages.
3.Health.
4.Computer and e.t.c.
Waxana idin dhigi doonaan macalimin taqasusiin ku ah maadooyinka ay dhigayan ee hadaba horay ugaara xarunta Akademiyada oo kutaal Xaafada suuqa xoolaha ka soohorjeedka #ู
ุฌู
ุน -ุดูุฎ ุนูู ุทูุงุฑ. Ama wac taleefanada oo ay tirsiimadooda ay kala yihiin:-
1.0613289091/0618888626/0615748156
2.0682327155/0628152414
10/08/2019
ุงูุณูุงู
ุนูููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชู
Dhaman akadamiyada waxee idinkugu hambalyeenayan mid kamida ah maalmaha ugu qaalisan, uguna farxda bdn umada musliminta waxanu Idin leenahay ciid Mubarak, ciidan ciideedakle nabad, naxariis iyo nolol eeba weyn allah nagu gaarsiiyo.
Aaamin Aaamin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 13:30 - 17:30 |
| Tuesday | 13:30 - 17:30 |
| Wednesday | 13:30 - 17:30 |
| Saturday | 13:30 - 17:30 |
| Sunday | 13:30 - 17:30 |