14/06/2026
๐ TECH BOOTCAMP COMING SOON!
Ma xiisaynaysaa inaad barato xirfadaha casriga ah ee Teknoolojiyadda?
Qalin Institute waxay dhawaan soo bandhigi doontaa Tech Bootcamp cusub oo bilaash ah, kaas oo loogu talagalay dadka doonaya inay horumariyaan aqoontooda iyo xirfadahooda dhanka technology-ga.
๐ก Waxa aad ka faa'iidaysan doontaa:
โ
Practical Learning
โ
Hands-on Projects
โ
Expert Mentorship
โ
Real-World Skills
โ ๏ธ Fadlan ogow:
Tirada ka qaybgalayaasha waa xaddidan tahay. Dad kooban oo keliya ayaa la qaadan doonaa.
Si aadan u seegin fursaddan:
๐ Follow garee bogga Qalin Institute
๐ Daar notifications-ka
๐ข La soco ogeysiisyada bootcamp-ka cusub
Qalin Institute waxay kuu keenaysaa fursado waxbarasho oo tayo leh si aad ugu diyaar garowdo mustaqbalka tiknoolajiyadda.
๐ง [email protected]
๐ www.qalin.online