Somaliland: The New Strategic Frontier (January 2026)
https://goolle.shop/2026/01/10/375/ ,
Gedi Consultancy,
We give organizations the information and insight they need to work smarter and produce better results.
Gedi is a regional consultancy firm specialized in assisting sustainable development goals realization in horn of Africa, research development, monitoring and evaluation, Conflict transformation, Advocacy and consultancy, with extensive experience and record of accomplishment in both as a implementing partner or as consulting organization, monitoring and evaluation for better implementation of pr
breaking-news-high-level-israeli-delegation-led-by-foreign-minister-arrives-in-hargeisa/?
https://goolle.shop/2026/01/06/breaking-news-high-level-israeli-delegation-led-by-foreign-minister-arrives-in-hargeisa/
, ,
Geopolitical Seismic Shift: The Red Sea and Horn of Africa at a Crossroads (January 2026) - Analyzing Israel's recognition of Somaliland and its geopolitical implications
Horn of Africa Regional Integration: Challenges and Opportunities for Economic Development in 2026
VibeCodeApp is a new app designed to help you discover and share music based on your mood. It uses advanced algorithms to analyze your music library and create playlists that match how you're feeling. Whether you're feeling happy, sad, or somewhere in between, VibeCodeApp has the perfect soundtrack for you.
“Raaskeeda Moogeey Hadana Reer Galbeedkiyo Ruushka U Garqaadaay Naftaydaay…”
Waxaan is idhi inyar ka qor dagaalka Bariga dhexe…waxaanan ku bilaabay, “In qof shacab ah loo ciqaabo danbi aanu lahayn, waxaa ay ka soo horjeedaa xeer kasta oo jira. In ummad dhan waddar ahaan loo godoomiyo, dabadeed si aan kala sooc lahayn loo xasuuqaana kaba sii darran. Tan iyo 1948-kii waxaa marag loo wadda ahaa gumaadka, barakicinta iyo Isir-tirka lagu hayo shacabka Falastiin. Dhacdoba midda ay ka sii danbeysaana waxaa ay sii qaawinaysaa dadnimo la’aanta iyo Anshax xummada dunida Ilbaxa sheegata.
Xataa haddii aynu nidhaa Xamaas baa gardaran oo iyaddoo aan is difaaci karrin dawlad isku doonatay,
Oo Yuhuuda iyo Maraykanka iyo Ingiriiska garab taaganna ka soo qaadno inay is difaacayaan, waxaa ay si cad dhaqankooda iyo haddalkooduba u burinayaan Xeerarka Caalamiga ah ee Xuquuda Aadamaha iyo kan Ciqaabta (international criminal law& International humanitarian law) iyo baaqyadda la xidhiidha ee…Halkaas markaan marayo ayaan maqlay laba beellood oo Soomaali ah ayaa isku dilaya Gobolka Jerer…markaasaan xasuustay Heestii "
Rafaadkiyo Hawsha Necebeey
Roobkii Da'aayana
Rayskiisa Doonaay
Raaskeeda Moogeey
Haddana Reer Galbeedkiyo
Ruushka U Garqaadaay".
(IHUN) Abwaan. CABDI CALI WEYD,
Xaq bay inoogu leeyihiin reer Falastiin hiilka. sidoo kale, waxaa iyana waajib inagu ah inaynu ugu yaraan kala waanino Soomaalida is wada cunaysa
Ma Ogtahay In wadamada Israel, China, United States, Russia iyo India aanay Xubno ka ahayn Maxkamada ICC? Miskiin loo xoogweynaa!
09/10/2023
Dooda Ururada Yay Tahay Inay Ka Jawaabaan?
Dooda Ururada Yay Tahay Inay Ka Jawaabaan? Odayaal is xilqaamay ayaa dedaal dheer ka dib, waxaa ay go’aamo ka soo saareen khilaaf siyaasi ah oo kala irdheeyay labadii Xisbi Mucaarad iyo Xukuumada.
Go’aamadan khilaaf suullinta ah waxaa ay odayaashu ku bineeyeen nidaamka Garta dhaqanka ee Gar Muslaxa loo yaqaan. Waxaana la yidhi “Gar muslax cidna ma qadiso” Sidaas darteed, waxaa ay isku hawleen sida muuqata inay cid walba qanciyaan oo wax isu soo jiidjiidaan. Waxaana, taas laga arki karraa sida ay cid walba garta wax uga siiyeen. Tusaalle ahaan, Xisbiyada mucaaradka ah doorashaddii Madaxtooyada ayay u qorsheeyeen inay ku muslaxaan si ay buuraha taageerayaashooda cadhaysan uga soo roggaan, Ururaddana waxaa ay is yidhaahdeen ku qanciya inay ku tartamaan xisbinimada si aanay Iyana buur u raadsan. Xukuumadiina waxaa ay dani ugu jirtay ileyn waa Gar,muslax’e in buuqa laga soo afjaro oo Iyana taas bay ku qaboojiyeen.
Hadii go’aamadii wax ka soo noqdeen, oo dhinacyadii arrintu saameynaysay qaarkood ay saluugeen oo u arkeen in si gaar ah loogu ciiray yay tahay in loo racfaan-qaato?
Waxaa su’aasha keenaya, Khilaafku mid siyaasi ah ayuu ahaa welina yahay. Hay’adihii ku shaqadda lahaa go’aamaddii ay soo saareen ee h**e waxaa loo arkay inay yihiin kuwa buuqu ka dhashey ee go’aankan cusub ee odayaasha lagu buriyay.
Odayaasha go’aankoodana, in kasta oo in badani soo dhaweysay qodobada qaarna la dhaqan geliyayba. Haddana, ururadda badh baa ka racfaan qaadanaya oo waxaa ay taagan yihiin waa in lagu dhaqmo qorshihii h**e ee Komishanka.
Bal maxaan saacadan ku keenay oo faduushayda I geliyay, miyaan ku gaabsado waa in go’aanka guddida sideeda loo guddoomo sidaas ayaa quruxda iyo wanaagu ku jiraaye oo dabadeed iska aamuso sidii golihii Wakiillada ee inta uu go’aankii taageeray xeerna ku soo saaray iska rawaxay.
Yeelkeede, waxaa la yidhi, “Garna garteedaa lagu doonaa, madheerna garkeedaa lagu doonaaye”
Maxay kula tahay Akhrise adiga?

08/10/2023
Legality of the Israel and Palestine War
Legality of the Israel and Palestine War The legality of the Israeli occupation of Palestine has been a subject of much debate and discussion. According to the Permanent United Nations Fact Finding ...
05/10/2023
https://www.youtube.com/watch?v=aq7_rR5ZJMw
Trump's Gag Order Saga A Legal Tug Former President Donald Trump’s attorneys have argued that a gag order requested by special counsel Jack Smith in the federal 2020 election interference case...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mahadaay Shabellaha Dhexe
10000