26/05/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐โจ
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ณ๐๐๐ซ๐ waxa uu farxadda ciidda la qeybsanayaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan, iyo ardayda Jaamacadda Jazeera munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Maalintan qiimaha badan ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐, ๐ฐ๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐จ, ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ง๐๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐๐ฌ๐ก๐จ. Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu naga aqbalo acmaashii suubbanayd,๐ง๐๐ ๐ฎ๐ง๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ข๐๐๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ข๐๐๐ก๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ง๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐, ๐ค๐ก๐๐ฒ๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฐ๐๐๐ช๐จ.
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ููู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ
๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค ๐
25/05/2026
๐
๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐จ.
Maalinta barito oo ah Maalin Carafo (Yawmul-Carafo) waa maalin weyn oo ka mid ah ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ก๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ฌ๐ฅ๐๐๐ฆ๐ค๐. Waa maalin Allah SWT uu si gaar ah u kordhiyo ๐ง๐๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐, ๐๐๐ฆ๐๐ข-๐๐ก๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฃ๐๐ซ๐ค๐.
Rasuulka ๏ทบ wuxuu sheegay in ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ญ๐ข๐ซ๐ญ๐ข๐ซ๐๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐๐ค๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐๐ง๐๐๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐๐๐, taasoo muujinaysa fadliga weyn ee maalintan.
Maalintan waa fursad lagu badiyo ๐๐ฎ๐๐๐๐, ๐๐ข๐ค๐ซ๐ข๐ ๐, ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐จ๐ฐ๐๐๐๐. Waa maalin qalbiga lagu nadiifiyo oo Allah loo noqdo si dhab ah.
Aynu ka faaโiidaysanno Maalinta Carafo, una beddelno ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ข๐๐๐๐๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก.
16/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU), ๐๐ซ. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddoonnada Ardayda Jaamacadaha Muqdisho, kaas oo ay qabanqaabisay ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ข๐๐ซ๐๐ซ๐ฒ.
Kulankan ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta aqoonta, kobcinta dhaqanka wax-akhriska, iyo xoojinta cilmi-baarista ardayda. Intii uu socday kulanka waxaa sidoo kale la soo bandhigay ilo iyo mareego aqooneed oo faaโiido weyn u leh ardayda iyo cilmi-baarayaasha, kuwaas oo ka caawinaya helitaanka xogaha iyo maqaallada cilmiyeed ee la isku halayn karo, iyo sidoo kale taageerada dhinaca daabacaadda qoraallada tacliimeed.
Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa kor u qaadidda isticmaalka maktabadaha casriga ah ee internet-ka ku shaqeeya iyo dhiirrigelinta in ardaydu yeeshaan kaalin muuqata oo ku aaddan cilmi-baarista iyo horumarinta aqoonta.
Waxaa sidoo kale kulanka ka hadlay Guddoomiyaha Somalia Digital Library, ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐๐ฅ๐ข๐ฆ ๐๐ฅ๐ข, oo sharaxay muhiimadda ay aqoonta iyo cilmi-baaristu u leeyihiin horumarka bulshada Soomaaliyeed.
Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) wuxuu sii wadayaa taageeridda dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada iyo kobcinta aqoonta ardayda Soomaaliyeed.
#
15/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง xilka Head of Compus Three ee Midowga Ardayda JUSU.
Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.
Nala soo dhaweeya
๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐๐ก๐ซ๐๐ ๐๐ ๐๐๐U
๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง "๐๐๐๐๐๐"
Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University
15/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐๐๐๐จ๐ฐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐จ๐ฐ xilka Head of External Affairs ee Midowga Ardayda JUSU.
Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐๐๐๐จ๐ฐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐จ๐ฐ iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.
Nala soo dhaweeya
๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐ฑ๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ฌ ๐๐ ๐๐๐U
๐๐๐๐จ๐ฐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐จ๐ฐ
Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University
15/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) Dr. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฅ๐ข xilka Head of Internal Affairs ee Midowga Ardayda JUSU.
Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฅ๐ข iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.
Nala soo dhaweeya
๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ฌ ๐๐ ๐๐๐U
Dr. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฅ๐ข
Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University
15/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐๐ซ. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐๐ข xilka Head of Planing and Programs ee Midowga Ardayda JUSU.
Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dr. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐๐ข iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.
Nala soo dhaweeya
๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐ฅ๐๐ง๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ๐ฌ ๐๐ ๐๐๐U
Dr. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐๐ข
Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University
15/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐๐ซ. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ xilka Head of Sports and youth Clubs ee Midowga Ardayda JUSU.
Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.
Nala soo dhaweeya
๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฌ ๐๐ง๐ ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐ฅ๐ฎ๐๐ฌ ๐๐ ๐๐๐U
๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐
Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University
15/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐๐ซ. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐๐ง๐ . ๐๐ฆ๐ข๐ซ ๐๐๐๐ง ๐๐ฅ๐ฆ๐ข xilka Head of Media and Communication ee Midowga Ardayda JUSU.
Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐๐ง๐ . ๐๐ฆ๐ข๐ซ ๐๐๐๐ง ๐๐ฅ๐ฆ๐ข, iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.
Nala soo dhaweeya
๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ ๐๐๐U
๐๐ง๐ . ๐๐ฆ๐ข๐ซ ๐๐๐๐ง ๐๐ฅ๐ฆ๐ข
Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University
15/05/2026
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera (JUSU) ๐๐ซ. ๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฅ๐ข ayaa si rasmi ah ugu magacaabay ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐๐ณ๐ข๐ข๐ณ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฆ๐๐ซ xilka Madaxa Waxbarashada ee Midowga Ardayda JUSU.
Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida iyo hoggaamintiisa isaga oo u rajeeyay in uu ururka kusoo kordhin doono shaqo-wanaag, daahfurnaan, sinnaan, dadaal iyo hawl-karnimo dheeri ah. Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay in uu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday.
Dhanka kale, guud ahaan bahda JUSU ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐๐๐๐ข๐๐ณ๐ข๐ข๐ณ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฆ๐๐ซ, iyaga oo Alle uga baryay inuu u fududeeyo gudashada xilka iyo masuuliyadda cusub ee loo magacaabay.
Nala soo dhaweeya
๐๐๐๐๐ฑ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐U
๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐๐ณ๐ข๐ข๐ณ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฆ๐๐ซ
Mogadishu, Somalia
15/ May/ 2026
1 # University