16/01/2024
XAQIIQDII DAD AYAA GEERIYOODAY OO ADUUNYADA KATAGAY, LAAKIIN WAXAA NOOL SHARAFTOODII OO WELI MAGACOODA AYAA LAHAAYAA WAANA LOO DUCEEYAA OO LA IXTIRAAMAA IYAGOO DHINTAY.!!
DADNA WEY NOOLYIHIIN OO WELI MA DHIMANIN LAAKIIN DADKA DHEXDOODA AYEY KA DHINTEEN IYAGOO NOOL NOOL.
10/07/2023
Gabar aan xijaab leheen waa magaalo aan derbi leheen
19/09/2022
Asc kuso dhawada madarasada al furqaan ee barashada quraanka kariimka, online ayaa lagugu bari doonaa inshaa allaah.
12/09/2022
Kusoo dhawaada barashada quraanka kariim ah
01/09/2022
Asc dhamaan walaalaha jecel barashada quraanka kariimka iyo waalidiinta jecel iney caruutooda bartaan quraanka kariimka waxaan ogeysiineynaa in madarasada al furqaan ee barashada quraanka kariimka ee onlineka ah ey bilaawday qabashada ardayda. Waxaana wax laguugu bari doona hab online ah oo casri ah inshaa allaah cidii daneyneysa ha igala soo xiriiraan whatsapka page'ka dulsaaran ama +252 61 5231672