Hogan Modren Teaching Academy

Hogan Modren Teaching Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hogan Modren Teaching Academy, School, kaxda Cali goleey, Mogadishu.

16/08/2023

Hogaan waa horserdka cilmiga bulshada

21/07/2023
Xaflad si heer sare ah losoo agaasimay oo ka dhacday xarunta dhexe ee school-ka Hogan xafladas oo ay ku qalinjabinayeen ...
21/07/2023

Xaflad si heer sare ah losoo agaasimay oo ka dhacday xarunta dhexe ee school-ka Hogan xafladas oo ay ku qalinjabinayeen arday dhameeysatay Gar gaarka dag daga waxana kasoo qeyb galay xaflada Masuuliyin, waalidiin, marti sharaf, macliminta, iyo maamulka school-ka.

16/06/2023

Jima wanaagsan
School Hogan Modren Teaching Academy waxaad ka heleysaa aqoon taya leh iyo practical joogta ah.

Waxaa maanta si heer sare ugu soo edlaaaday barnamijka la magac baxay baro oo baraagtikeey oo soo qaban qaabiyay maamulk...
09/06/2023

Waxaa maanta si heer sare ugu soo edlaaaday barnamijka la magac baxay baro oo baraagtikeey oo soo qaban qaabiyay maamulka school ka Hogan modern teaching academy kaas oo Ardyda school k ay kusoo bandhigeen wax badan oo ay ka barteen school-ka

Practocal Day Waa Ardyda caafimadka Hogaan Hogan Modren Teaching Academy oo practico qaadanayo hadii aad dagantahy Kaxda...
26/01/2023

Practocal Day

Waa Ardyda caafimadka Hogaan Hogan Modren Teaching Academy oo practico qaadanayo hadii aad dagantahy Kaxda iyo nawaaxigeeda Academyada Hogaan gacmo furan ayey kugu soo dhaweyneysaa wixi faah faahin intaas dheer kala so xirir tel:0615706059

26/01/2023

OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS!

Dadka jecel jecel barashada cilmiga caafimadka ee dagan dagmada kaxda iyo nawaaxigeeda schoolka HOGAAN wuxu idin ogeysinayaa inad ka baran kartaan diploomoyinka hoos ku qoran si bilaash ah ama lacag la an ah wixi faah faahin intaas dheer kala xirir tel: 0615706059/ 0618808905

Send a message to learn more

Welcome HOGAN MODREN TEACHING ACADEMY
12/12/2022

Welcome HOGAN MODREN TEACHING ACADEMY

Address

Kaxda Cali Goleey
Mogadishu
2526

Telephone

+252615369313

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogan Modren Teaching Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category