Al-Burhaan primary and secondary school

Al-Burhaan primary and secondary school

Share

Go East or West Al-burhan is the best.

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 09/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school Waxa ay farxada qalin jebinta la qeybsanayaan Muna Mohamed Hassan oo kamid eheyd Dufcaddii 1aad, Hambalyo Hambalyo, cilmiga aad baratay Alle hakaaga dhigo mid dadka, dalka iyo diinta anfaca.

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 30/07/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school Waxa ay farxada qalin jebinta la qeybsanayaan Ibraahim Maxamuud oo kamid ahaa Dufcaddii 1aad ee Dugsiga Al-Burhaan ahna Bare katirsan barayaasha Dugsiga, Hambalyo Hambalyo, cilmiga aad baratay Alle hakaaga dhigo mid dadka, dalka iyo diinta anfaca.

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 18/07/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school Waxa ay farxada qalin jebinta la qeybsanayaan Asmaa Abdilkadir Barahow oo kamid eheyd Dufcaddii 1aad ee Dugsiga Al-Burhaan, Hambalyo Hambalyo.

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 16/07/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school Waxa ay farxada qalin jebinta la qeybsanayaan Ismaaiil Cadow oo kamid ahaa Dufcadii 1aad ee Dugsiga Al-Burhaan, Hambalyo Hambalyo.

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 13/07/2026

SALAAM

Bahda Al-Burhaan primary and secondary school Waxa ay farxada qalin jebinta la qeybsanayaan Ustaadah oo kamid aheyd Dufcaddii 1aad ee Dugsiga Al-Burhaan, Sidoo Kale Waxa ay Macalin katahay Dugsiga waxa ay muujisay dadaal iyo Dulqaad inti ay ku jirtay Safarka Waxbarashadeeda.

Hambalyo ayaan leenahay...

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 25/06/2026

Ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan ardayda Dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school ee maanta usoo dhammaaday Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare waxaan u rajaynaynaa guul iyo natiijo ay ku farxaan. Alle ha siiyo natiijo wanaagsan oo ka turjumaysa dadaalkii iyo juhdigii ay soo bixiyeen. Mustaqbal ifaya ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda. Guul iyo gobannimo.

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 23/05/2026

Arbaco, 20 May 2026, waxaa saaxada dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school ka qabsoomay Tartan aqooneedkii k**a dambeysta ahaa ee Qeybta Galab.

Tartanka ayaa ahaa mid lagu dhisayo Garaadka, Maskaxda, Fikirka, Aqoonta, Hal abuurka, Fagaare ka hadalka iyo Waxbarashada diini iyo maadi.

Tartanka oo soo bilawday bishii November 2025 ayaa si nabad ah noogusoo geba-geboobay Alla Mahadiis.

Waxaa Finalka isla soo gaaray Fasallada 7aad B iyo 4aad waxaane guushu raacday Fasalka 7aad B oo noqdeen Guuleystayaasha Sanadkaan Qeybta galab.

Sidoo kale 4aad ayagune ma jiifan dadaal badan ayeey muujiyeen lkn Nasiibka ayaa saacidi waayay Ayagane Hambalyo ayaan leenahay waxa ayna galeen kaalinta 2aad.

Ugu dambeyn Labada Fasal ayaa waxaa hadiyado qaali ah iyo koob gudoonsiiyay Maamulaha Dugsiga Ustaad Sharif Ahmed Nor

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 21/05/2026

Arbaco, 20 May 2026, waxaa saaxada dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school ka qabsoomay Tartan aqooneedkii k**a dambeysta (Final) ahaa.

Tartanka ayaa ahaa mid lagu dhisayo Garaadka, Maskaxda, Fikirka, Aqoonta, Hal abuurka, Fagaare ka hadalka iyo Waxbarashada diini iyo maadi.

Tartanka oo soo bilawday bishii November 2025 ayaa si nabad ah noogusoo geba-geboobay Alla Mahadiis.

Waxaa Finalka isla soo gaaray Fasallada 8aad B iyo Form three waxaane guushu raacday Fasalka form three oo noqdeen Guuleystayaasha 2022, 2023, 2024, 2025 iyo 2026, waane marki 5aad oo xariir ah oo ay koobka Dugsiga qaadayaan Hambalyo marar badan.

Sidoo kale 8aad B ayagune ma jiifan dadaal badan ayeey muujiyeen lkn Nasiibka ayaa saacidi waayay Ayagane Hambalyo ayaan leenahay waxa ayna galeen kaalinta 2aad.

Ugu dambeyn Labada Fasal ayaa waxaa hadiyado qaali ah iyo koob gudoonsiiyay Maamulaha Dugsiga Ustaad Sharif Ahmed Nor.

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 30/04/2026

Khamiis-30 April 2026, Waxaa la Ciyaaray kullankii 8aad Ee Is araga Tartanka Kubadda cagta ee Dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school
Waxaa Tartamay labada fasal ee kala ah Form 4 iyo 7aad B
Natiijadu waxa ay kusoo dhamaatay
7aad B 2 Goal
F4 6 Goal.

Kubadu waxa ay dhistaa Muruqa iyo Maskaxda..

Photos from Al-Burhaan primary and secondary school's post 30/04/2026

Arbaco-29 April 2026, Waxaa la Ciyaaray kullankii 7aad Ee Is araga Tartanka Kubadda cagta ee Dugsiga Al-Burhaan primary and secondary school
Waxaa Tartamay labada fasal ee kala ah Form 2 iyo 8aad A
Natiijadu waxa ay kusoo dhamaatay
8aad A 3 goal
F2 4 goal.

Kubadu waxa ay dhistaa Muruqa iyo Maskaxda..

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00