Abtidon Training Research Center - ATRC

Abtidon Training Research Center - ATRC Research Training
Preparing University Thesis
Preparing Project Proposals

Subax wngsn mudane iyo marwoyin Safirki mantey nobilawdey Allah noga dhigo mid kheyr qabo oo aad Ku falaxdan Aamin
11/12/2021

Subax wngsn mudane iyo marwoyin Safirki mantey nobilawdey Allah noga dhigo mid kheyr qabo oo aad Ku falaxdan Aamin

Kusoo dhawaada Xarunta Cilmi baarista iyo tababarada ee AbtidoonAbtidoon waa Machad diraaseeya maadooyinka laxariira Cil...
10/12/2021

Kusoo dhawaada Xarunta Cilmi baarista iyo tababarada ee Abtidoon

Abtidoon waa Machad diraaseeya maadooyinka laxariira Cilmi Baarista qeybheheeda kala duwan

Machadka waxaa diyaar kugu Ah oo xiisadaha si tooso ubixi doono Proff Ali Shiekhdoon oo kamida macalimiinta wax ka dhigo qaar kamida jaamacadaha Dalka

Berri oo Ah sabti 11 Dec 2021 waxaa si toos ah ubilaban doono coureska Cilmi baarista ee Ardayda Qalin jabiyayaasha ah lagu bari doono sidii ee u diyaarsan lahaayeen buugooda jaamacada oo ardayda badankood caqabad ku ah

Hadaba soo gaar xarunta machadka oo ku taalo agagaarka madaxtooyadii h**e ee Abdiqaasim gaar ahaan Masjidka Rashiiid ama inaga soo xariiir 0615341444 | 061957007

Jimca Wanagsan Bahda Ku xiran Pagekeena Abtidoon Training Research Centre (ARTC)
10/12/2021

Jimca Wanagsan Bahda Ku xiran Pagekeena Abtidoon Training Research Centre (ARTC)

08/12/2021

Machadka Barashada Cilmi baarista iyo Tababarada ee Abtido
n aya dhawaan bilaawi doono Course ku saabsan cilmi baarista oo si gooniya U saacidetsa Ardayda Qalinjabiyayaasha sanadkan kaqalin badalanayo Jaamacadaha Dalka

Jadwalka xiisadaha courseska cilmi baarista.
08/12/2021

Jadwalka xiisadaha courseska cilmi baarista.

Waxaa si habsami leh usocdo diiwan galinta Coureska Cilmi Baarista ee maalinta sabtiga bilaaban doonto insh Allah
08/12/2021

Waxaa si habsami leh usocdo diiwan galinta Coureska Cilmi Baarista ee maalinta sabtiga bilaaban doonto insh Allah

Ma tahay arday jaamacad dhigta?Maku jirtaa sanadkii ugu danbeeyay ee jaamacadda?Ma jeceshahay in aad baratid sida loo qo...
06/12/2021

Ma tahay arday jaamacad dhigta?
Maku jirtaa sanadkii ugu danbeeyay ee jaamacadda?
Ma jeceshahay in aad baratid sida loo qoro (Thesis) ka?
Ma tahay shaqaale ka shaqeeyo cilmi baarista?

Hadaba waxaan kuu haynaa course ku saabsan Research Methedology oo bilaaban doono 11-Dec-2021 waxayna socon doonta mudo 2 bilood ah.

Faahfaahin dheeraad fadlan la xariir 619570071 / 615351444 whatsapp.

gaar ah: Tirada ardayda loogu tala galay way kooban tahay.

Address

Taleex, Masjidka Abdirashid
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abtidon Training Research Center - ATRC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abtidon Training Research Center - ATRC:

Shortcuts

Share