Dugsiyada Nuuriye

Dugsiyada Nuuriye Fadlan page ka like saar si aad ula socoto xaaladaha schoolka iyo barnaamishda ka socda mhdsnd

HAMBALYO HAMBALYO  HAMBLAYO MALINTA MACALIN LKA SOOMAALIYEED 21 NOVEMBER""" WAA MUDANYIHIIN INAAN XUSNAA MAALIN IYO LEYL...
20/11/2021

HAMBALYO HAMBALYO HAMBLAYO
MALINTA MACALIN LKA SOOMAALIYEED
21 NOVEMBER
""" WAA MUDANYIHIIN INAAN XUSNAA MAALIN IYO LEYLE"""
,,,, Macalinku wa maskaxdii dunida,,,

  waxa ay Bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel waliba ay joogaan ugu hambalyaynayaan Dhalashada  bisha ...
12/04/2021

waxa ay Bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel waliba ay joogaan ugu hambalyaynayaan Dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan, , Waxaan Alle ka baryeynaa in bishaan fadligeda iyo ajarkeeda Alle nawaafajiyo .

Xaflada qalin jabinta Dufcada 2aad  E Caafimaadka DUGSIYADA NUURIYE  HAMBALYO HAMBALYO  NUURIYE FAMILY
04/04/2021

Xaflada qalin jabinta Dufcada 2aad E Caafimaadka DUGSIYADA NUURIYE HAMBALYO HAMBALYO NUURIYE FAMILY

Waa qaar kamid ah ardayda Dugsiga Nuuriye oo baraatiko ku qaadanaaya Xarunta  iskuulka Guul aan u rajeyheynaa ardayda
12/03/2021

Waa qaar kamid ah ardayda Dugsiga Nuuriye oo baraatiko ku qaadanaaya Xarunta iskuulka
Guul aan u rajeyheynaa ardayda

Waxaan bixina maadada caafimaadka Jimcaha iyo qamiista
09/02/2021

Waxaan bixina maadada caafimaadka
Jimcaha iyo qamiista

Knowledge is power
16/12/2020

Knowledge is power

HAMBALYO    HAMBALYO       HAMBALYO  #21-November Maalinta macalinka SoomaaliyeedMaamulka iyo macaliminta dugsiyada   wa...
20/11/2020

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
#21-November Maalinta macalinka Soomaaliyeed
Maamulka iyo macaliminta dugsiyada waxay hambalyo Udirayaaan Dhamaan Maclimiinta Soomaaliyeed
Meelwalba oo ay joogaan
-Farxad ku noolaaada
》Macalinkeena Allow Kaal

Mamulka Iyo Macalimiinta DUGSIYADA NUURIYE waxay Umada Somaliyed la qeybeanayan Farxada Ciidul adxaaaFarxad Ku ciida Cii...
30/07/2020

Mamulka Iyo Macalimiinta DUGSIYADA NUURIYE waxay Umada Somaliyed la qeybeanayan Farxada Ciidul adxaaa
Farxad Ku ciida
Ciidan ciideeda Alle samo hanagu gaarsiiyo

  waxa ay Bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel waliba ay joogaan ugu hanbalyaynayaa Dhalashada  bisha b...
23/04/2020

waxa ay Bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel waliba ay joogaan ugu hanbalyaynayaa Dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan, Maamul, macalimiin ,iyo ardayba, Waxa ayna Alle uga baryaysaa in sanadkaan sanadkiisa kale nabad iyo barwaaqo ku gaarsiiyo.

HAMBALYO HAMBALYO......DHAMMAAN MAAMULKA IYO MACALLIMIINTA DUGSIYADA NUURIYE WAXAY HAMBALYO KU AADAN 2 SANO GUURADII KA ...
23/12/2019

HAMBALYO HAMBALYO......

DHAMMAAN MAAMULKA IYO MACALLIMIINTA DUGSIYADA NUURIYE WAXAY HAMBALYO KU AADAN 2 SANO GUURADII KA SOO WAREEGATAY MAALINTII DHIDIBADA LOO TAAGAY AY U DIRAYAAAN DHAMMAAN BULSHA WEYNTA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN KUWOODA JECEL WAX BARASHADA.

Hambalyo NUURIYE SCHOOL wuu 2sano jirsaday.

Waa Xafladii Qalinjebinta Madada Caafimaadka ee Dugsiyada Nuuriye Dufcadii 1aad  # # NUURIYE WAA IFIYAHA MUSTAQBALKEENA
16/12/2019

Waa Xafladii Qalinjebinta Madada Caafimaadka ee Dugsiyada Nuuriye Dufcadii 1aad
# # NUURIYE WAA IFIYAHA MUSTAQBALKEENA

Address

Kaaraan Lexadka Faycato2 Nuuriye 1 __buur Bisharo Nuuriye 2
Mogadishu

Telephone

+252617226982

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiyada Nuuriye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share