Rowda institute of languages and science

Rowda institute of languages and science Rowda Home of quality education

"U diyaar garow mustaqbalka maanta si beri aad ugu nasato miraha aad maanta beeratay"
11/06/2025

"U diyaar garow mustaqbalka maanta si beri aad ugu nasato miraha aad maanta beeratay"

 Waxaan dhammaan muslimiin saaran daafaha caalamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa munaaaabada ciidu...
05/06/2025


Waxaan dhammaan muslimiin saaran daafaha caalamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa munaaaabada ciidul Fidriga.
عيد مبارك كل عام وانتم بخير وسلامة
Waxaan idin leenahay farxad ku wada ciida

Hadaad maanta soontay waad ka faa'iideysatey ee Alle hanaga aqbalo acmaasha suuban iyo soonka maanta.
05/06/2025

Hadaad maanta soontay waad ka faa'iideysatey ee Alle hanaga aqbalo acmaasha suuban iyo soonka maanta.

 Dhammaan ardaydeenna waxa aan ogeysiineynaa in maanta oo ah 04 June 2025 uu dugsiga geli doono fasax gaaban kuna eg 14 ...
04/06/2025


Dhammaan ardaydeenna waxa aan ogeysiineynaa in maanta oo ah 04 June 2025 uu dugsiga geli doono fasax gaaban kuna eg 14 June 2025.
Waxaan hambalyada h**e dhaca ah ee ciida la qeybsanaynaa dhammaan ardeydeena waxaan sidoo kale leenahay caafimaad kusoo ciideysta

Mog- Bondhere- Somalia
Contact us: 615975554/614959105/613480198

Jumma Mubarak to our students and friend around the corners of the world😊Contact with us:614959105/613480198
16/05/2025

Jumma Mubarak to our students and friend around the corners of the world😊
Contact with us:614959105/613480198

Waxa aan kuu diyaariney maadooyinka hoos ku xusan, waxaana laguugu Bari doonaa si sahlan oo aad u fudud.Dugsiga Rowda wa...
12/05/2025

Waxa aan kuu diyaariney maadooyinka hoos ku xusan, waxaana laguugu Bari doonaa si sahlan oo aad u fudud.
Dugsiga Rowda waxa uu ku yaallaa degmada boondheere ag-agaarka dugsiga Mujamac.
Wixii faahfaahin intaas dheer kala xiriir:-
614959105 ama 613480198

08-May 2025 waxaa inoo qabsoontay si ay ku dheehan tahay barwaaqo iyo xasilooni sanad guuraddii labaad ee dugsiga Rowda ...
10/05/2025

08-May 2025 waxaa inoo qabsoontay si ay ku dheehan tahay barwaaqo iyo xasilooni sanad guuraddii labaad ee dugsiga Rowda oo la aas'aasay 08 March 2023 oo midaas oo dib u dhacday qabashadeeda labo bilood sababo farsano awgeed balse Alle SWT ayaa ku mahadsan waxaanse u hambalyeyneynaa bahda Dugsiga Rowda meel walba ay joogaaan.

Jumma' Mubarak to our beloved students and friends from any corner of the world.Hope you blessed Friday❤️💯
10/04/2025

Jumma' Mubarak to our beloved students and friends from any corner of the world.
Hope you blessed Friday❤️💯

Available courses in April 2025If you're hundred percent focused on uplifting your personal values and your personal ski...
10/04/2025

Available courses in April 2025
If you're hundred percent focused on uplifting your personal values and your personal skills , it's time to share your dreams with the right place, Rowda institute.
Rowda, where dreams come real.
Contact us with: 615975554/614959105/613480198

Waxay mahadi u sugnaatay Alle SWT oo innoo suurta geliyey inaan mar kale dib isugu soo laabano innaga oo caafimaad qabna...
05/04/2025

Waxay mahadi u sugnaatay Alle SWT oo innoo suurta geliyey inaan mar kale dib isugu soo laabano innaga oo caafimaad qabna waxaan ardaydeenna u rajaynaynaa hormar wacan iyo guulo wax ku ool ah.

Rowda institute
Contacts :- 614959105/613480198

Hambalyo Eductors group oo noqday guuleystayaasha tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 2024-2025 ee dugsiga Rowda.
19/03/2025

Hambalyo Eductors group oo noqday guuleystayaasha tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 2024-2025 ee dugsiga Rowda.

Kulanka maanta ee k**a dambeysta tartana Waxaa ku baratami doono group-Yada Kala ah SYL group iyo Eductors group
19/03/2025

Kulanka maanta ee k**a dambeysta tartana
Waxaa ku baratami doono group-Yada Kala ah
SYL group iyo Eductors group

Address

Bondhere
Mogadishu

Telephone

+252614959105

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rowda institute of languages and science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Rowda institute of languages and science:

Shortcuts

Share