02/06/2023
Sawirada qeybta hadiyad gudoonsiinta
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moalim Jeilani academy Online Quran Teaching, Education, Danwaagta Street, Mogadishu.
Moalim Jeilani Academy Adeegyada ay idin Heyso waxa ka mid ah Barashada Quraanka kariimka Caruurta iyo Dadka Waaweyn || Qaab Online ah || Barashada Farbarka Caruurta IWM
02/06/2023
Sawirada qeybta hadiyad gudoonsiinta
02/06/2023
Dugsiga Quraanka Kariimka Macalin Jeylaani Ee Degmada Wadajir
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hadaynu nahay bahda Dugsiga Qur'aanka Kariimka Macalin Jeylaani waxaynu shalay Qabanay Xaflad ay ku qalin jabinayeen oo shahaado lagu gudoonsiinaayey Arday dhamaysatay Barashada qur,aanka iyo Xifdintiisa.
Tani waxa ay ka mid tahay dadaalada hormarinayd ee uu wado Dugsiga Macalin Jeylaani
Qur'aanku; adduunka waa kuu wehel weyn, saaxiib dhab ah, hanuun, nuur, xasillooni, raaxo, farxad, macaan, laab-qabowsi, indha-doogsi iyo dawo 100% la hubo. Aakhirana waa kuu markhaati/xujo cad, Alle hortiisa.
Sidaas daraadeed, aynu ku dedaalno xifdintiisa, akhrintiisa iyo weliba ku-camal-falkiisa oo ah midda ugu muhiimsan.
Xafladaas ayaa ka dhacday xarunta Dugsiga Ee Masjidka
,
Dufcaddii 6aad Ee Ka qalinjebisa Dugsiga
Mahadsanidiin
08/08/2021
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hadaynu nahay bahda Dugsiga Qur'aanka Kariimka Macalin Jeylaani waxaynu shalay Qabanay Xaflad ay ku qalin jabinayeen iyo shahaado siinta Arday dhamaysatay Barashada qur,aanka iyo Hingaadda
Tani waxa ay ka mid tahay dadaalada hormarinayd ee uu wado Dugsiga Macalin Jeylaani
Xafladaas ayaa ka dhacday xarunta Dugsiga Ee Masjidka
,
Dufcaddii 5aad Ee Ka qalinjebisa Dugsiga
Mahadsanidiin