Business & Economic Students Association-BESA

Business & Economic Students Association-BESA

Share

waa page ka saxdaa ee midowga ardayda kuliyadda ganacsiga iyo dhaqaalaha BESA ee jamacadda SIU

Photos from Business & Economic Students Association-BESA's post 25/04/2026

Gudoomiye kuxigeenka Arimaha dibada ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) EE ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ah ๐„๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐’๐ˆ๐”) ๐Œ๐ƒ: ๐˜๐š๐œ๐ช๐ฎ๐ฎ๐› ๐’๐ฎ๐ฎ๐๐ข ๐๐š๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž ayaa ka qeybgalay Casuumad Uu Fidiyey Dhigiisa ๐†๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฆ๐š๐ (๐…๐Œ๐’๐’๐€) ๐Œ๐ƒ: ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ช A๐›๐ฎ๐ค๐š๐ซ G๐ž๐ž๐๐ข madal Cilmiyeed Ku Saabsan Hab maamulka Masharicda ( ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ ๐ฆ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐ฉ) oo ey ka Faโ€™idsto Ardyda kala duwan wax kabarata Kuliyada maamulka Ee jaamacada Simad.
Ugu Danbeen ๐†๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐˜๐š๐œ๐ช๐ฎ๐ฎ๐› oo kalmad ka jeediyey madasha Ayaa ku dhiiri galiyey Ardeyda Iney sii horumariyaan xirfadahoda kana faaโ€™idestan Fursadaha uu ugu talagaley Hogaanka Ardeyda.

Photos from Business & Economic Students Association-BESA's post 24/04/2026

Gudoomiye kuxigeenka Arimaha dibada ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) EE ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐„๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐’๐ˆ๐” ๐Œ๐ƒ: ๐˜๐š๐œ๐ช๐ฎ๐ฎ๐› ๐’๐ฎ๐ฎ๐๐ข ๐๐š๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž ayaa ka qeybgalay Ololaha Todobaadka waxqabadka waxbarashada Adduunka (๐†๐จ๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ ๐€๐œ๐ญ๐จ๐ง ๐–๐ž๐ž๐ค ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง) โ€œ๐†๐€๐–๐„ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€ oo ay soo qaban qabanqaabiyen ururweynaha ๐„๐…๐€๐’๐Ž๐Œ ๐‚๐จ๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง.

Munaasabaddan oo aheed mid si heer sare loo soo Agasimay ayaa noqotay madal firfircoon oo lagu soobandhigay dood iyo olole wacyigelin ah, iyadoo diiradda lagu saaray hal-ku-dhigga GAWE ee sanadkan: โ€œ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐Œu๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š.โ€

Ugu Danbeen ๐†๐ฎ๐๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š Oo Ku Hadley ๐€๐Ÿ๐ค๐š ๐€๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐–๐š๐ฑ ๐ค๐š๐›๐š๐ซ๐š๐ญ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š Ayaa kaqeybgalyaasha shirka Kula dardarmay muhiimada ay leedahay lasocoshada iyo kawarqabka caqabadaha wali horyaala waxbarahad Soomaliya.

31/03/2026

Gudomiyaha ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) Mudane: ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป Ayaa U magacaabey Wasiirka Wasaarada Warbaahinta iyo Isgaarsiinta Ee Xukuumada ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š (๐๐„๐’๐€) ๐‘€๐“Š๐’น๐’ถ๐“ƒ๐‘’: Cabdullaahi Wehliye Cabdulle.

Magacaabistan ayaa timid kadib markii la tixgeliyay kartidiisa dhinaca warbaahinta, hal-abuurkiisa, iyo waayo-aragnimada uu u leeyahay isgaarsiinta iyo xiriirka bulshada.

Ugu Danbeen Gudomiyaha Wuxuu Alle(SW) uga Baryaaya In uu lagarab Galo Mas'uuliyada Loo idmadey, Ardeydana uga Adeego Si Daah Furan Oo Cadaalad Ah.

27/03/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง Dhamaan umadda muslimiinta Allaha naga aqbalo Salaadda,Sadaqada iyo dhaman Acmasha suuban.

19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! ๐ŸŒ™๐ŸŽ‰

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐…๐ข๐๐ซ๐ข.

Waxaan Alle ka baryeynaa in ciiddan teeda xigta uu innagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ. ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

08/03/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š โ€“ 8 ๐Œ๐š๐ซ๐œ๐ก,
๐๐š๐ฃ๐ฆ๐š ๐€๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐€๐ซ๐š๐›๐จ๐ฐ, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Bulshada ee ๐™“๐™ช๐™ ๐™ช๐™ช๐™ข๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™ˆ๐™ž๐™™๐™ค๐™ฌ๐™œ๐™– ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™š๐™ฎ๐™™๐™– ๐™†๐™ช๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‚๐™–๐™ฃ๐™–๐™˜๐™จ๐™ž๐™œ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜ฟ๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™๐™– (๐˜ฝ๐™€๐™Ž๐˜ผ)waxay Hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan Haweenka Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-๐™™๐™– ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ค.
Waxay ku ammaantay haweenka Soomaaliyeed Gaar Ahaan ๐–๐š๐ก๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐„๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐’๐ˆ๐”) doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin horumarinta bulshada, nabadda, waxbarashada, iyo kobcinta dhaqaalaha dalka. Haweenku waa laf-dhabarta bulshada, waxayna door muuqda ka qaataan dhismaha mustaqbal wanaagsan.
Ugu dambeyn, waxay Alle uga baryeysaa Haweenka Soomaaliyeed iyo guud ahaan bulshada ay saameeyeen abaaraha baahsan in uu Alle ka dul qaado dhibaatada, uguna beddelo barwaaqo, roob, iyo nabad waarta.
Hambalyo Maalinta Haweenka Adduunka.

24/02/2026

Gudomiyaha ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) Mudane: ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป Ayaa U magacaabey Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Xukuumada ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š (๐๐„๐’๐€) ๐‘€๐“Š๐’น๐’ถ๐“ƒ๐‘’: ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป Kadib Markii u Arkey aqoontisa Iyo Waaya Arag nimadiisa Hogaamined.

Ugu Danbeen Gudomiyaha Wuxuu Alle(SW) uga Baryaaya In uu lagarab Galo Mas'uuliyada Loo idmadey, Ardeydana uga Adeego Si Daah Furan Oo Cadaalad Ah.

24/02/2026

Gudomiyaha ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) Mudane: ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป Ayaa U magacaabey Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Iyo Qorsheenta Ee Xukuumada ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š (๐๐„๐’๐€) ๐‘€๐’ถ๐“‡๐“Œ๐’ถ: ๐—ฅ๐˜‚๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, Kadib Markii u Arkey aqoonteeda Iyo Waaya Arag nimadeeda Hogaamined.

Ugu Danbeen Gudomiyaha Wuxuu Alle(SW) uga Baryaaya In uu lagarab Galo Mas'uuliyada Loo idmadey, Ardeydana uga Adeegto Si Daah Furan Oo Cadaalad Ah.

23/02/2026

Gudomiyaha ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) Mudane: ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป Ayaa U magacaabey Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Xukuumada ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š (๐๐„๐’๐€) ๐‘€๐“Š๐’น๐’ถ๐“ƒ๐‘’: ๐˜พ๐™–๐™—๐™™๐™ž๐™ก๐™–๐™๐™ž ๐˜พ๐™–๐™ก๐™ž ๐˜พ๐™ช๐™ข๐™–๐™ง, Kadib Markii u Arkey aqoontisa Iyo Waaya Arag nimadiisa Hogaamined.

Ugu Danbeen Gudomiyaha Wuxuu Alle(SW) uga Baryaaya In uu lagarab Galo Mas'uuliyada Loo idmadey, Ardeydana uga Adeego Si Daah Furan Oo Cadaalad Ah.

23/02/2026

Gudomiyaha ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) ๐‘€๐“Š๐’น๐’ถ๐“ƒ๐‘’: ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป Ayaa U magacaabey Wasiirka Wasaarada Arimaha Haweenka Ee Xukuumada ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š (๐๐„๐’๐€) ๐‘€๐’ถ๐“‡๐“Œ๐’ถ: ๐—ก๐—ฎ๐—ท๐—บ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐˜„ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป, Kadib Markii uu Arkey aqoonteeda Iyo Waaya Arag nimadeeda Hogaamined.

Ugu Danbeen Gudomiyaha Wuxuu Alle(SW) uga Baryaaya In uu lagarab Galo Mas'uuliyada Loo idmadey, Ardeydana ugu Adeegto Si Daah Furan Oo Cadaalad Ah.

22/02/2026

Gudomiyaha ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) Mudane: ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป Ayaa U magacaabey Wasiirka Wasaarada Maaliyada Iyo Qorsheenta Ee Xukuumada ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š (๐๐„๐’๐€) ๐‘€๐“Š๐’น๐’ถ๐“ƒ๐‘’: ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐ข๐Ÿ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐ข๐ซ๐ฌ๐ข, Kadib Markii u Arkey aqoontisa Iyo Waaya Arag nimadiisa Hogaamined.

Ugu Danbeen Gudomiyaha Wuxuu Alle(SW) uga Baryaaya In uu lagarab Galo Mas'uuliyada Loo idmadey, Ardeydana uga Adeego Si Daah Furan Oo Cadaalad Ah.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu