Suldan Qoslaaye Academy

Suldan Qoslaaye Academy

Share

asc asxaabta kusoodhawada peyga hada soo dalbo Poster Xayeysiin Muqalka Xayeysiin ah like 👍 👌 comant

27/06/2026

🔥 muharam Special – Up to 75% OFF! 🔥

Bisha barakaysan ee muharam waa fursad weyn oo aad xirfadahaaga ku horumarin karto! 🕌📿 Waxaan kuu diyaarinay qiimo dhimis cajiib ah – hel ilaa 75% OFF dhammaan koorsooyinkayaga!

💻 Baro xirfado cusub oo muhiim ah:
✅ Mobile Graphic Design
✅ Mobile Video Editing
✅ Facebook Growth
✅ Adobe Premiere Pro

💥 Ha moogaanin fursaddan dahabiga ah! Qiimahan gaarka ah waa xaddidan yahay!

📩 Dalbo hadda oo ka faa’iideyso!
🔗 WhatsApp: +252 618349214

01/06/2026

🔥 MA DOONEYSAA XIRFAD MUSTAQBALKAAGA BEDDESHA? 🔥
📱 Ma haysataa Mobile kaliya?
💡 Ma rabtaa inaad barato xirfado lacag laga sameeyo?
👉 Graphic Design & Video Editing hadda ku baro MOBILE-kaaga!
🚀 Baro sida loo sameeyo:
Posters soo jiidasho leh
Logos casri ah
Video Editing (3D & Short Videos)
Content aad lacag ka sameyn karto
💼 Xirfado aad ku shaqeysan karto online & offline
💰 Ka bilow inaad dakhligaaga kordhiso adigoo guriga jooga!
🎯 Casharo fudud + faham sahlan
🎯 Ku habboon qof walba (Bilow ilaa Heer Sare)
📲 Fariin noo soo dir hadda si aad u bilowdo!
👉 Kursigaaga ha lumin!
🔥 Xirfad- wanag Academy
“Baro Xirfad – Dhis Mustaqbalkaaga”
📞 WhatsApp: 061 8349214

03/05/2026

Waxaa si toos ah inoogu ilowday diiwaan galinta Fasallo cusub oo isugu jira Video Editing iyo Graphic Design Wax yabaha aad ku bara doonto koorsadaan Waxaa ka mid ah:

▶️1) Sida loo sameeyo poster Xayeysiin ah
▶️2) Sida loo sameeyo Boorarka
▶️3) Sida loo sameeyo cover book
▶️4) Sida loo sameeyo cover fecbook
▶️5) Sida loo sameeyo Cv yada
▶️6) Sida loo sameeyo EID cards ka

⚙️Iyo wax yaabo kle oo badan

Qaybta Video Editing waxa aad ku baran doontaa:

▶️1) Sida Muuqalada loo jar-jaro
▶️2) Sida Video HD Quality loo samayo
▶️3) Sida Video Xayeysiis ah loo sameyo
▶️4) Mesha ugu Fiican ee Free Video laga soo Download gareysto
▶️5) Sida short Video loo samayo
▶️6) Sida Sigma Video loo sameyo

⚙️ Iyo wax yaabo kle oo badan

⏰Hadaba waqti k**a tagin ee iska diiwaan Gali Akaadamiyada
SULDAN QOSLAAYE ACADEMY
oo Hel Qiima Dhimis Ballaaran

✉️Wixii fahfaahin ah nagalasoo xiriir WhatsApp ka hoose mahadsanid

📞Https://wa.me/+252 616269489

✅SULDAN QOSLAAYE ACADEMY HOYGA XIRFADAHA CASRIGA AH LAGA BARTO

28/04/2026

》MOBILE KAAGA KU BARO XIRFADA 》
GRAPHIC DESIGN.
_Qiimo Dhimis_
Waxaa 29 Bisha April 2026

Dhamaan ardayd Jecel inay bartaan graphic design ka
Waxaan qadanaynaa 15 arday Kaliya

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:-
phone
1) Sida loo sameeyo Logo.
2) Sida loo sameeyo Boorarka.
3) Sida loo sameeyo Shahaado.
4) Sida loo sameeyo Invitation.
5) Sida loo sameeyo FB Cover
6) Sida loo sameeyo Poster Xayeysiin ah.
7) Sida loo sameeyo Book Cover.
8) Sida loo sameyo Id Card.

Ardayda Aan qaadanayno waa 15 Arday
Yuusan kaa Buuxsamin

Waxaa socota Diwaan gelinta Ardayda Fadlan Horey isu diwaan geli.

Wixii Fahfaahin ah nagalasoo xiriir 👇👇👇

WhatsApp: https://wa.me/+252616269489
https://wa.me/0616269489

18/04/2026

OGEYSIIN MUHIIM AH FURSAD AAN SOO NOQON DOONIN.
●Ma rabtaa xirfad aad ku beddesho noloshaada?
● Ma doonaysaa inaad lacag ka hesho internet-ka?
● Ma rabtaa xirfad mustaqbal leh oo la raadinayo maanta iyo berri?
Suldan Qoslaaye Academy waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo:
🔥 QIIMA DHIMIS WEYN
oo ku saabsan 3 Koorso oo Aad Loogu Baahan Yahay:
🎬 Video Editing
🎨 Graphic Design
🎯 AI Course oo ah KOORSO CUSUB OO AI AH Maanta si rasmi ah ayaan u bilownay.

⏰ DIGNIIN:
Fursaddan MAKU SUGI DOONTO
Qiimo dhimistu waa MID KOOBAN
Haddii aad maanta iska diiwaan gelin weydo, waxaad luminaysaa fursad dahabi ah ⚠️
👉 MAANTA ISKA DIIWAAN GELI
👉 MAANTA GO’AAN QAADO
👉 MAANTA NAFTAADA MAALGASHO

📩 WhatsApp nagala soo xiriir HADA:
Https://wa.me/+252 616269489
🎯 Ha noqon qof berri qoomameeya,Ee Noqo qof maanta tallaabo qaada

18/04/2026

Madoonysaa inaa barato xirfooyin kala duwan graphic design iyo video editing iyo course Al hadaba kafaidayso wixii Fahfaahin link xoos ゚viralシ

18/04/2026

Madoonysaa inaa barato xirfooyin kala duwan graphic design iyo video editing iyo course Al hadaba kafaidayso wixii Fahfaahin link xoos

16/04/2026

Marabtaa inaa barato xirfooyin kala duwan jawab taada Haa hadii tahy hada isdiwangali wixii Fahfaahin ah nagalasoo xiriir WhatsApp ゚viralシ

14/04/2026

Marabtaa inaa barato xirfooyin kala duwan jawab taada Haa hadii tahy hada isdiwangali MAHADSANIDIIN graphic design iyo video editing iyo course Al ゚viralシ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Somalia
Mogadishu