25/09/2026
XIL WAREEJINTA GUDDOOMIYAHA NAADIGA ARDAYDA DUGSIGA HAWLWADAAG
Waxaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Naadiga Ardayda Dugsiga Hawlwadaag loogu kala wareejiyey:
πΉ Guddoomiyihii H**e: Axmed Cumar Ciise
πΉ Guddoomiyaha Cusub: Maxamed Maxamuud Axmed
Guddoomiyihii h**e ayaa hambalyo iyo duco u jeediyey Guddoomiyaha cusub, isaga oo si rasmi ah ugu wareejiyey xilka iyo masuuliyadda Naadiga.
π€ Waxaan u rajaynaynaa Guddoomiyaha cusub Maxamed Maxamuud Axmed guul, hoggaan wanaagsan iyo inuu si hufan ugu adeego ardayda iyo Naadiga.
Hambalyo Guddoomiye! ππ