Al Mustaqbal School

Al Mustaqbal School

Share

Waa page ka rasmiga Ah ee Iskulka Al mustalbal

19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ŸŒ™

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐…๐ข๐๐ซ๐ข.

Waxaan Alle ka baryeynaa ciiddan teeda xigta in uu innagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad.

Maamulka School-ka wuxuu si gaar ah hambalyo u leeyahay hawlwadeennada, macallimiinta, waaliddiinta iyo ardayda School-ka guud ahaan farxadda Ciidda awgeed.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ. ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

Photos from Al Mustaqbal School's post 12/01/2026

Natiijooyinka Kulanka manta iyo Midka caawa Ee Tartan Aqoonedka Horyaalka Al Mustaqbal School 2026/27

Photos from Al Mustaqbal School's post 12/01/2026

Kulamda maanta iyo caawa ee Tartan Aqoonedka Al Mustaqbal School 2026-2027

Photos from Al Mustaqbal School's post 16/09/2025

๐ŸŒธโœจ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐๐€๐‹๐ˆ๐๐‰๐„๐๐ˆ๐! โœจ๐ŸŒธ ๐ŸŽ“

Maamulka dugsiga, macallimiinta iyo ardayda waxa ay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan macallinkeenna qaaliga ah ๐„๐ง๐ : ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ oo maanta ku guuleystay qalin beddelashada heerka koowaad ee Jaamacadda.๐ŸŽ“๐Ÿ‘

Guushaan waa mid aan ku faanayno dhammaanteen, waxa ayna astaan u tahay dadaalka, dulqaadka iyo hal-abuurka uu macallinku ku sifeeysan yahay.

Waxa aan Alle ka baryeynaa in uu u barakeeyo aqoonta una furo albaabo kale oo guul iyo horumar leh, una sahlo darajooyin ka sarreeya middaan.

Macallinow, Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!
Guushaadu waa guusheenna ๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Photos from Al Mustaqbal School's post 29/08/2025

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ, ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป, waxay hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaan ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—š๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ oo guul weyn ka gaaray dhammaystirka heerka koowaad ee jaamacadda.

๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ waa macallin lagu xusuusto dedaal, hoolkartino iyo inuu mar walba safka h**e kaga jiro hormarinta iskuulka.

Tani waa bilowga safar dheer oo aqooneed, waxaana hubaal ah in dadaalkaaga iyo goโ€™aankaaga adag ay kuu sahli doonaan guulo kale oo ka sii waaweyn. Macalimiinta iyo ardayda iskuulka Al mustaqbal waxay ku faanayaan guushaada waxayna kuu rajeynayaan mustaqbal ifaya oo guulo leh.

Hambalyo mar kale, ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ, Ilaahayna ha kuu barakeeyo aqoontaada, hana kaa dhigo ilays iftiimiya mustaqbalka arday badan.

Photos from Al Mustaqbal School's post 28/08/2025

๐ŸŽ“๐ŸŒน ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ค๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—๐—˜๐—•๐—œ๐—ก ๐ŸŒน๐ŸŽ“

Hambalyo weyn iyo bogaadin aan la soo koobi karin ayaa loo dirayaa ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜… ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ oo maanta si guul leh uga qalinjebiyey jaamacadda Batch ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ

๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜… waa macallin lagu xusuusto dedaal, joogteyn iyo inuu mar walba safka h**e kaga jiro hawlaha iskuulka Al Mustaqbal School of Language and Health Training

Qalinjebintani waa bilow cusub oo guulo iyo fursado kale kuu horseedaysa.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜…! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘
Allaha barakeeyo aqoontaada, hana kaa dhigo ilays iftiimiya mustaqbalka arday badan.

17/07/2025

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐—ธ๐—ฎ

17/07/2025

๐๐ฎ๐๐›๐š๐๐ข๐ข: Gudoomiyaha Gudiga Baratikada ee Al Mustaqbal School ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฑ: Mohamett Omar ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ Uu Ka Jeediyey Xafladda Qalin jabinta Dufcada 10aad caafimaadka iyo dufcadii 6aad luqada English ka ee Al mustaqbal.





16/07/2025

๐๐ฎ๐๐›๐š๐๐ข๐ข: Maamula Ku Xigeenka ee Al Mustaqbal School ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฑ: ๐—›๐˜‚๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ Uu Ka Jeediyey Xafladda Qalin jabinta Dufcada 10aad caafimaadka iyo dufcadii 6aad luqada English ka ee Al mustaqbal.





Photos from Al Mustaqbal School's post 05/07/2025

Xafladda Qalinjebinta Dufcadda10aad caafimaadka iyo Dufcadda 6aad English ka Ee Al Mustaqbal School
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, dhamaan ardayda halkan ku qalin-badelatay๐ŸŽŠ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Wadada Kaso Dagata Tornada Dhaga Weyne
Mogadishu