Maxjuub Primary and Secondary School

Maxjuub Primary and Secondary School In this is school high quality Education

24/11/2023
28/04/2021
28/04/2021
MAAMULKA DUGSIGA HOOSE / DHEXE IYO SARE EE MAXJUUB OO HAMBALIYO U DIRAY GUULEYSTAYAASHA TARTAN AQOONEED DUGSIGA EE GALIN...
28/04/2021

MAAMULKA DUGSIGA HOOSE / DHEXE IYO SARE EE MAXJUUB OO HAMBALIYO U DIRAY GUULEYSTAYAASHA TARTAN AQOONEED DUGSIGA EE GALINKA H**E FASALKA FORM TWO.

Muqdisho, 28 April 2021 : Maamulka dugsiga Hoose dhexe iyo sare ee maxjuub waxa uu hambaliyo u diraayaa dhammaan guuleystayaasha tartan aqooneedka ee dugsiga maxjuub ee kaalmaha h**e galay.

Maamulka dugsiga waxa uu u hambaliyenayaa Ardeyda Fasalka form two oo kaalinta 1aad ka galay tartan , waxa uu si gaar u boggaadinaa Form master Fasalka Form two Ustaad Maxamed Cabdi Mayow iyo Horgoojaha Fasalka Form Two Yaasir C/casiis C/Qaadir dadaalka ay ku bixiyeen gaarida guusha.

Maamulka dugsiga waxa uu u hambaliyeenaa Adeyda Fasalka 6aad oo kaalinta 2aad ka galay tartanka waxa uu si gaar u bogaadinayaa Form master Fasalka 6aad Ustaad Xassan Siid maxamed iyo Horjoogaha Fasalka 6aad Maxamed Cubeyd Cabdi dadaalka ay ku bixiyeen gaarida guushaan.

Maamulka dugsiga waxa uu u hambaliyeenayaa Ardeyda Fasalka 8aad oo kaalinta 3aad si gaar waxa uu boggaadinayaa form master Ustaad Yuusuf Cabdullaahi Axmed iyo Horjoogaha Fasalka 8aad Sulmaan Axmed dadaalka ay ku bixiyeen gaarida guushaan.

Ugu danbeyntii maamulka waxa uu u mahadcelinayaa Guddomiyaha Tartanka Ustaad Yuusuf Cabdullahi Axmed iyo Xubnaha guddiga si cadaalada leh ay u qabteen tartanka.

27/04/2021

Address

Kaawo Godey Gaar Ahaan Jayga Haanta Madow
Mogadishu
252

Telephone

+252617396955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxjuub Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Maxjuub Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category