Caawiye

Contact the school

Caawiye Caawiye Team for student Assistant
And National Academic Competition is a Youth Team dedicated to working for the advancement of education.

We also work with the integration of final graders in different parts of the country, we hold an annual competition Caawiye is a Youth Team dedicated to working for the advancement of education. We also work with the integration of final graders in different parts of the country, we hold an annual competition and become the first team to participate in a school competition online. Caawiye was founded in 2021 on 31 July. Founded by Teacher Dahir Ahmed Dirie, a community activist. What we stand for is the development of education in our country as we seek to move from lack of education to education and its efforts. Our main job is to work on student integration and to help Somali students. Caawiye waa Team dhalinyaro ah oo isku xilqaamay in ay hormarka dhanka waxbarashadda ka shaqeeyaan. sidoo kale waxaan ka shaqeynaa is dhexgalka ardada shahaadiga ah ee fasalka ugu danbeeyo ee iskuulka kuwaa oo ku kala nool Waddanka qeybihiisa kala duwan, waxa aynu qabanaa tartan sanadla ah inaga oo noqonay teamkii ugu horeeyey ee tartan iskuulaad ay ka qeyb galayaan ku qabta aaladda internetka. Caawiye waxaa la Aas aasay sanadkii 2021 bishii july 31dii. Waxaana Aas aasay Macalin Daahir Ahmed diiriye oo ah Macalin u dhaqdhaqaaqa dhankaa iyo hormarinta bulshadda. waxaan u taaganaahy waa hormarinta waxbarashadda wadankeena inaga oo dooneyno in laga guuro waxbarasho la'aantii loona guuro waxbarasho iyo ku dadaalideeda. shaqadeena ugu weyn waa in aynu ka shaqeynu is dhexgalka ardada iyo caawinta ardada soomaaliyeed.

Dadka oo dhan jecloow, dad yarna ku kalsoonoow, cidna xaqa ay kugu leedahay ha ku xad-gudbin ✨  Comment. ✍🏿Habeen wanags...
26/07/2023

Dadka oo dhan jecloow, dad yarna ku kalsoonoow, cidna xaqa ay kugu leedahay ha ku xad-gudbin ✨

Comment. ✍🏿
Habeen wanagsan jalayaal ✨πŸ₯°

πŽπ†π€π˜π’πˆπˆπ’ πŒπ”π‡πˆπˆπŒ 𝐀𝐇;  Waxaan ogaysiineynaa Dhamaan Ardayda daneyneysa deeqda waxbarashada ee Hormuud Salaam Foundation sa...
07/09/2022

πŽπ†π€π˜π’πˆπˆπ’ πŒπ”π‡πˆπˆπŒ 𝐀𝐇;

Waxaan ogaysiineynaa Dhamaan Ardayda daneyneysa deeqda waxbarashada ee Hormuud Salaam Foundation sanadka 2022, in uu furmay Foomka araaji qabashada oo ah hab Electronic.

Arday kastaa waxaa laga doonayaa inuu buuxiyo foomka codsiga, kaas oo laga heli karo Ciwaankaan :

http://hsp.htf.so/portal/StudentRegistration

Imtixaanka waxaa u fariisan doona 400 arday ee ugu soo hormarta is diiwaan gelinta ee uu codsigooda nasoo gaaro. Codsiga is diiwaan gelinta waxa uu xirmi doonaa Khamiista 8 September,10:00 subaxnimo, am markuu gaaro 400 oo Arji.

Wixii faahfaahin ah la xiriir: Tel 0613 99 33 67 / 0613 99 33 68



18/08/2022

Bismilaah Marka ugu horeyso waxa ay mahadi u sugnaatay Allah Swt oo waxwaliba suurageliya intaa ka dib. Maanta iyo shala...
18/08/2022

Bismilaah

Marka ugu horeyso waxa ay mahadi u sugnaatay Allah Swt oo waxwaliba suurageliya intaa ka dib.

Maanta iyo shalay waxa aynu ka qeyb galnay oo aynu qeyb ka ahayn bandhigga Waxbarashadda Bishaan kaa oo ay soo agaasintay Xarunta bidhaan qeybteeda Tababarada iyo la talinta sanadkan wuxuu ahaa sanadkii 1aad ee xarunto qabato bandhig ceynkaan oo kale ah.

Bandhigga waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah madaxda Madasha Caawiye iyo ardada Caawiye oo halkaa kaga faaideystay deeqo waxbarasho iyo tababaro iyaga loogu talla galay.

Aad bay inoo farxad gelineysaa in aynu qeyb ka ahaano goobaha ardada Lagu dhiiragelinayo dadaalna loogu sameynayo si ay u guuleystaan waxa aan u rajaynaynaa dhamaan ardada iyo bahda caawiyaba in ay guuleystaan insha allah

Waxaan u mahadcelimeynaa madaxda Xarunta Bidhaan guud ahaan .

Bidhaan Education Expo

Dhamaan ardada caawiye iyo ardada kaleba waxaan beritoole u rajaynaynaa guul insha allah
15/08/2022

Dhamaan ardada caawiye iyo ardada kaleba waxaan beritoole u rajaynaynaa guul insha allah

Jimco kariim dhamaan bahdda Caawiye
04/08/2022

Jimco kariim dhamaan bahdda Caawiye

30/07/2022

Bandhiga waxbarashadda bidhaan Bidhaan Education Expo

Taabo ama Guji sawirka hoose si aad u ogaato natiijada fasalka 8aad
28/07/2022

Taabo ama Guji sawirka hoose si aad u ogaato natiijada fasalka 8aad

Biology Done 🀞
19/06/2022

Biology Done 🀞

Address

Wadada Warshadaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caawiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Caawiye:

Shortcuts

Share