26/05/2026
Ciid wanaagsan 🌙✨
Maamulka iyo macallimiinta
XANNAADA DAAREYN
waxay dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo shacabka Soomaaliyeed u dirayaan hambalyo diirran munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed
🎉 Ciid Mubaarak
Alle ha inaga aqbalo Acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo nabad, iyo caafimaad, iyo farxad.
26/12/2025
✨جمعه مباركه🕋📿
ASC DHAMAAN INTA KUXIRAN Mu,asasada Daareyn مؤسسة دارين iN AYTAHY MAANTA MAALIN JUMCA AH FADLIGEEDANA AAN LASOO KOOBI KARIN SAA OGTIHIINBA WAXAA KUJIRTO SAACATUL IJAABO MARKA AAN KAFAAIIDEYSANO SAACADAAS انشاءالله
22/12/2025
Fursad shaqo macallinimo.
مؤسسة دارين لتعليم الصغار والكبار
Waxay ay qaadanaysaa Macallin quraan gaar ahaan Taxfiidka.
Shuruudaha laga rabo :
1. Waa in uu xifdisan yahay qur,aanka, xifdi mutqin ah, ijaazana haysto
2. Waa in uu yahay qof h**ey ugu so shaqeeyay Mucallimnimo.
3. Waa in uu aqoon u leeyahay Tajwiidka, ardaydana uu ku bari karo quraanka qaab Tajwiid ah.
4. Waa ina uu awood u leeyahay in uu ardayda baro aasaasiyaadka diinta.
5. Waa in Khad-kiisu uu wanaagsanyahay.
6. Waa in uu yahay qof ku wanaagsan dad la shaqeynta iyo la tacaamulka ardayda yaryar.
7. Waa in uu ku wanaagsan maamulka fasalka.
8.Waa in uu da’disa ka yareyn 20 sano.
9. waa in uu diyaar u yahay in uu shaqeyo labada galin.
Hadii aad buuxin karto shuruudaha kor ku xusan fadlan La xariir: 619886602
Waxay kutaalaa mu,asasadu carafaat - isbitaalkii h**e carafaat agtiisa
Fadlan gaarsii walalaha kugu xiran, followdana haka hilmaamin.
20/11/2025
qeebtii 4aad ee sawiraanta xaflada qalin jabinta ee Mu,asasada Daareyn مؤسسة دارين
20/11/2025
masuuliyiin iyo aqoon yahano nagala soo qeeb galay xaflada qalin jabinta Mu,asasada Daareyn مؤسسة دارين
20/11/2025
qeebtii 3aad ee sawiraanta xaflada qalin jabinta ee Mu,asasada Daareyn مؤسسة دارين