Al-maqasid School

Al-maqasid School Al-Maqaasid Waa Hoy Tacliin Tayo Sare Leh.

Maanta oo ah  Arbaco 25/02/2026 waxaa ku madlan tartanka fasallada kala ah Form4 iyo Form3.
25/02/2026

Maanta oo ah Arbaco 25/02/2026 waxaa ku madlan tartanka fasallada kala ah Form4 iyo Form3.

Daahfurka tartanka fasalda kala ah
18/02/2026

Daahfurka tartanka fasalda kala ah

Tartan aqooneed Maanta oo taariikhdu aheyd 18/02/2026 iskuulka Hoose dhexe & sare  ee Al-Maqaasid  waxaa kabilaaway tart...
18/02/2026

Tartan aqooneed
Maanta oo taariikhdu aheyd 18/02/2026 iskuulka Hoose dhexe & sare ee Al-Maqaasid waxaa kabilaaway tartan aqooneedka waxaana daah furay Fasalada kala ah : 8aad iyo Form One oo guusha ay kuraacday Fasalka Form one .
Sidoo kale galableyna waxa uu ubilaawday galabta .
Tartanka hadafkiisu waa kor uqaadida aqoonta

28/01/2026

Asc bahda Al-maqasid School, la soco page-ka dugsiga ee Facebook, waxaan dhawaan soo dhigeynaa Natiijada Imtixaanka.

Si aad u aragto natiijadaada, fadlan guji ama ku dhufo linkagan hoos yaalla kadibna gali meesha bannaan Register number-...
28/01/2026

Si aad u aragto natiijadaada, fadlan guji ama ku dhufo linkagan hoos yaalla kadibna gali meesha bannaan Register number-kaaga.

Lovable Generated Project

Munaasabadda Maamuuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed (21-ka Noofeembar) oo lagu qabtay hoolka dugsiga Al-maqasid. Mac...
26/11/2025

Munaasabadda Maamuuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed (21-ka Noofeembar) oo lagu qabtay hoolka dugsiga Al-maqasid.

Macallinkeen Allow Kaal.


21/08/2025

Iska diiwaan gali inta aan lagaa buuxinin

Tartankii kubbada cagta waxaan hambalya leenahay Form1 iyo Form2 . Oo kaalinta koobaad ey galeen Form one
01/08/2025

Tartankii kubbada cagta waxaan hambalya leenahay Form1 iyo Form2 . Oo kaalinta koobaad ey galeen Form one

21/04/2025

Address

Abaadir Street, Kaxda
Mogadishu
+2524323272

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 07:00 - 11:30
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-maqasid School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category