28/11/2023
𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛 ;
Jaamacadda Daha Waxaa lagu qabanayaa beri 𝟐9/𝟏1/𝟐𝟎𝟐3, Marka
Saacada tahah : 10:00 Am
Seminar Ku Saabsan
"𝐈𝐬𝐥𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐦𝐢𝐜𝐫𝐨𝐟𝐢𝐧𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐢𝐧 𝐩𝐫𝐚𝐜𝐭𝐢𝐜𝐞"
Jaamacadda Daha Waxaa ka Go'aan in ardayda Soomaaliyeed Ka ha qabtirto seminarska Wax Tarka U Leh. Seminarka Waxa Lagu Qabanaya Hallka Jaamacadda Daha.
𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐋𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
0615828852/0615815099
MAHADSANIDIIN.
20/11/2023
𝟐𝟏-𝐍𝐨𝐯 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝
𝗞𝘂𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 waxa ay hambalyo u direysaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan munaasabadda Maalinta Macallinka owgeed oo ah 21ka Nofeember.
𝟮𝟭 𝗡𝗼𝘃𝗲𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿, 𝟭𝟵𝟳𝟰 Ayaa Loo Aqoonsaday Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Waxaana Shacabka Soomaaliyeed Iyo Dowladdooda Ay Si Wadajir Ah U Maamuusi Jireen Muhiimadda Uu Macalinku Leeyahay.
Macalin Ama Bare Waa Midka Gaarsiiya Bulshada Himiladeeda Runta Ah Oo Ka Badbaadiya Bulshada Uu Dhexjoogo Mugdiga Iyo Jahliga,
01/11/2023
Hormuudka 𝗞𝘂𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝐌𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐤𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧,
Gudoomiyaha Xukuumada Ardayda 𝐌𝐢𝐬𝐤𝐢 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐦𝐚𝐫. iyo Gudoomiye ku xigeenka Xukuumada ardayda 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐤𝐞 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐞𝐢𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝.
ardayda
01/11/2023
𝗠𝗨𝗤𝗗𝗜𝗦𝗛𝗢 𝟬𝟭 𝗡𝗢𝗩𝗘𝗠𝗕𝗘𝗥 𝟮𝟬𝟮𝟯:
𝗚𝗨𝗗𝗜𝗚𝗔 𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗨𝗟𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗖𝗨𝗟𝗨𝗨𝗠𝗧𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗤𝗔𝗔𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗠𝗨𝗟𝗞𝗔.
Waxa maanta oo arbaco ah Hoolka 𝙟𝙖𝙖𝙢𝙖𝙘𝙖𝙙𝙙𝙖 𝘾𝙖𝙖𝙡𝙖𝙢𝙞𝙜𝙖 𝙖𝙝 𝙚𝙚 𝘿𝙖𝙖𝙝𝙖 si guul ah inoogo so dhamaatay doorasho xor iyo xalaal aheyd oo ka dhacday jaamacada.
Doorashada waxa ku tartaamaya afar musharax oo u taagna xilka Godoomiyaha xukuumada ardayda 𝗞𝘂𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮, sido kale waxa doorashada ku tartamaayay labo musharax oo u taagneyd xilka gudoomiye ku xigeenka xukuumada ardayda ee kulyada.
"𝗚𝗔𝗥𝗜 𝗟𝗔𝗕𝗢 𝗡𝗜𝗡 𝗞𝗔𝗠𝗔 𝗪𝗔𝗗𝗔 𝗤𝗢𝗦𝗟𝗜𝗦𝗘"
Waxa doorashada gudoomiyaha ku guuleysatay 𝐌𝐢𝐬𝐤𝐢 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐦𝐚𝐫 iyo 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐤𝐞 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐞𝐢𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 oo ku guuleystay Xilka Gudoomiye ku xigeenka.
Waxan idinka rajeeneyna inaad la shaqeysan hogaamiyeyaasha kulyada.
.
01/11/2023
𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎
Waxaan halkan uga hambalyeynaya gudoomiye 𝗠𝗶𝘀𝗸𝗶 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗢𝗺𝗮𝗿 iyo gudoomiye ku xigeen 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐤𝐞 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐞𝐢𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 kuwas oo ku guuleystay doorashadi hogaanka 𝗞𝘂𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗖𝘂𝗹𝘂𝘂𝗺𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗗𝗮𝗮𝗵𝗮.
Kulyada waxa ka go'an soo saarista iyo hormarinta arday tayo waxbarasho leh kuwaso afaci doono Dalka, Dadka, iyo Diinta.
31/10/2023
𝗚𝗨𝗗𝗜𝗚𝗔 𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗨𝗟𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗖𝗨𝗟𝗨𝗨𝗠𝗧𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗤𝗔𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗠𝗨𝗟𝗞𝗔
Bismillah
Beri oo Arbaco ah Waxa inoo qabsoomi doona hadii alle idmo doorashada Xilka 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲 𝗸𝘂 𝘅𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 Xukuumadda ardayda ee 𝐊𝐮𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚.
F.G. doorashada waxay dhici doonta 𝟬𝟭:𝟬𝟬 𝗗𝘂𝗵𝘂𝗿𝗻𝗶𝗺𝗼 iyo Hallka 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐚.
Ka so qeybgal Wacan.
31/10/2023
𝗚𝗨𝗗𝗜𝗚𝗔 𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗨𝗟𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗖𝗨𝗟𝗨𝗨𝗠𝗧𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗤𝗔𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗠𝗨𝗟𝗞𝗔
Maanta oo Talaado taarikhduna tahay 𝟯𝟭/𝟭𝟬/𝟮𝟬𝟮𝟯, waxa inoo qabsoomay Munasabada shahaado Gudoonsiinta 𝗠𝘂𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝘅𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 u taagan xilka gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka.
26/09/2023
Dr. Sheikh Abukar Hassan Maalin