11/09/2025
๐๐๐๐ญ๐๐ฆ๐๐๐ซ 10, ๐๐๐๐
Naadiga Qalinjabiyayaasha Jaamacadda Jamhuriya ayaa si rasmi ah u aqbalay casuumaadda Naadiga Qalinjabiyayaasha Jaamacadda SIMAD, iyagoo si sharaf leh loogu soo dhaweeyay xafiiska Naadiga SIMAD Alumni.
Waxaa hoggaaminayay wafdiga Jamhuriya *Dr. Maftuh M. Abdi*, Guddoomiyaha Guud ee Naadiga Qalinjabiyayaasha Jamhuriya, oo ay wehliyeen *Guddoomiye ku xigeenka Guud Mudane Mohamed Salad Ibrahim* iyo xubno kale oo ka tirsan hoggaanka Naadiga.
Kulanka oo ahaa mid miro-dhal ah ayaa lagu soo gabagabeeyay *saxiixa heshiis iskaashi (MoU)* oo rasmi ah, kaas oo u dhexeeya labada Naadi. Heshiiskan wuxuu xoojinayaa:
Iskaashiga aqooneed iyo cilmi-baaris
- Horumarinta xirfadaha qalinjabiyayaasha
- Taageeridda ardayda iyo dhisidda awoodda xubnaha
- Barnaamijyo khibrad wadaag ah iyo tababbarro wadajir ah
MoU-ga wuxuu calaamad u yahay *bilow cusub oo iskaashi waara*, kaas oo horseedi doona isbeddel wax ku ool ah, kobcinaya xiriirka ka dhexeeya labada Jaamacadood iyo qalinjabiyayaashooda
*โIskaashigu waa furaha horumarka. Hal-naadi ma gaari karo waxa ay laba naadi wada gaari karaan.โ*
19/12/2023
Hmblyo dhamaan qalinjabiyaasha sandkaan dufcadii8 Jamhuriya University of Science and Technology
30/11/2023
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Jamhuuriya waxay hambalyo u dirayaan dhakhaatiirtii ka qalin jebisay Jamacadda ee ku guuleystay Imtixaankii ๐๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐ง๐๐ฒ uu qaado isbitaalka weyn ee ๐๐ซ๐๐จ๐ ฬ๐๐ง (๐๐ฑ-๐๐ข๐ ๐๐๐๐ซ).
Dhakhaatiirtaas oo kala ah, ๐๐ซ ๐๐ข๐๐๐ง ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ญ๐๐ฅ๐ oo kaalinta #๐๐๐๐ galay iyo ๐๐ซ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข oo kaalinta #๐๐๐๐ galay imtixaanka #๐๐๐๐๐๐๐๐ oo ay galeen ๐๐๐ dhakhaatiir ah.
Dhammaan guuleystayaasha waxaan u rajeyneynaa mustaqbal wanaagsan Inshaa'Allah.
30/11/2023
Waxan uhambalyenenaa qalinjabiyashii ku guuleystay Imtixaankii ๐๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐ง๐๐ฒ uu qaado isbitaalka weyn ee ๐๐ซ๐๐จ๐ ฬ๐๐ง (๐๐ฑ-๐๐ข๐ ๐๐๐๐ซ).
Dhakhaatiirtaas oo kala ah, ๐๐ซ ๐๐ข๐๐๐ง ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ญ๐๐ฅ๐ oo kaalinta #๐๐๐๐ galay iyo ๐๐ซ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข oo kaalinta #๐๐๐๐ galay imtixaanka #๐๐๐๐๐๐๐๐ oo ay galeen ๐๐๐ dhakhaatiir ah.
Dhammaan guuleystayaasha waxaan u rajeyneynaa mustaqbal wanaagsan Inshaa'Allah.
Hmblyo dhamaanโค๏ธ๐๐
10/10/2023
Ururka Qalinjebiyeyaasha Jaamacadda ayaa soo qaban qaabiyeen kulan qibrad wadaag iyo cilmi kororsi.
Kulanka waxa ka soo qeyb gali doona dhaqaatirta kala ah: Dr. Ismail Mohamed Abdullahi, Dr. Ahmed Omar Mohamed iyo Dr. Maryan-run Abdiwali Mohamed. Sido kale waxa Moderator ka ah Ahmed Abdukadir Ahmed.
Kulanka wuxu ka dhici doonaa Jaamacadda gaar ahaan Campus-One maalinka Khamista Insh'Allah.
25/09/2023
Waxan farxada la qeybsaneynaa Hambalyana udireynaa drkeena ahaana mclinkeena Dr hagi hussein si guul ah ugu soo dhamaaday taqasus baahi badan loo qabay MD Pathology at Bangladesh Medical and Dental Council (BMDC).
Cilmi naafic ah oo barakeysan Allah kaga dhigo ustaad
Farxad Weyn Ayeey Noo Tahay Ina Farxadada Kula Qeybsano.hadaaneh qalinjabiyaasha jamacada Jamhuriya University of Science and Technology
17/08/2023
Guddoonka iyo Maamulka Sare ee Jaamacadda Jamhuuriya wuxuu u mahadcelinayaa Guddoomiyihii ugu horreeyay ee Jaamacadda, Eng. Maxamuud Axmed Jimcaale. Guddoomiye Jimcaale wuxuu Jaamacadda ku hoggaamiyay karti, aqoon iyo daacadnimo. Waxayna hoggaamintiisu noo horseedday horumarro, guulo waaweyn, iyo in aan ka dhabeyno hiigsigeenna ah Hooyga Aqoon tayaysan.
17/08/2023
Maamulka Jaamacadda Jamhuuriya ayaa abaalmarin mahadcelin iyo bogaadin ah guddoonsiiyay Dr Maftuh Mohamed Abdi, oo ah gudoomiyaha ardayda qalinjebiyeyaasha Jaamacadda Jamhuuriya.
17/08/2023
Gudoomiyaha Jaamacadda Jamhuuriya, Eng Mohamed Ahmed Mohamud, ayaa si diiran ugu mahadnaqay dhamaan martida sharafta leh ee ka soo qeyb gashay xafladdan. Gudoomiyaha ayaa ka dhawaajiyay hiigsiga iyo himilooyinka jaamacadda. Ugu dambeyn, wuxuu u mahadnaqay howl-wadeenada, macalimiinta, waalidiinta iyo cid kasta oo qeyb ka aheyd safarkii 12-ka sano ee Jaamacadda Jirtay.