Ardaykaab Academy

Ardaykaab Academy

Share

page kani waxaa loogu talagalay wax barashada sayniska ah sida xisaabta iyo fisikiska

28/09/2020

Adne qaado somtel saaxiibkaana uqaad
haddii aad ubaahato GB ama kaar laxiriir tell number 0621322860

Photos from Ardaykaab Academy's post 06/09/2020

hambalyo hambalyo

06/01/2020

Mataqaanaa sida loo raadiyo wareega laba jibaarane (perimeter of square)
Soo hel perimeter ka dhanacyadiisu yihiin 7
Fiiri kan laga shaqeeyay

03/01/2020

Adigoo tixraacayo saddex xagalka wareegiisa (perimeterkiisa) lasoo helay.
Raadi kan dhinaca kale kamuuqda

03/01/2020

Soo sheeg shape kale oo jiyoomitiri ah haddii aad garaneyso

01/01/2020

Aragtidaada kadhiibo

01/01/2020

Suaaalihii geometric ga waybilaawdee ee sidda wareega shapes ka loosoo saaro perimeter ka wuxuu la egyahay 26cm daawasho oo mid lamid ah kajawaab marki ay kusoo Marti

31/12/2019

Kajawaab suaashan adigoon faraha laalaabi aaladna adeegsan

30/12/2019

Gaari 3 hareey mid kale goormuu kadaba tagi kaaraa daawo mas aladaaan

28/12/2019

Soosaar 3tiro oo isu xiga oo wadartoodu tahay 63 jawaabtu waa 20+21+22= 63

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu
252