19/03/2026
(Al-haadi) Waxaan ugu hambalyayneynaa Ardayda macalimiinta, shaqaalaha, walidiinta iyo Guud ahaan Umadda somaaliyeed munaasabadda barakeeysan ee ciidul-fidriga .
تقبل الله منا ومنكم بصالح الاعمال وجعلنا من المقبولين فائزين ثابتين على الطاعة
15/03/2026
Guul baan sugeynaa insha allah
07/03/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Halkaas kasii wada Guusha
Al-haadi 11dhibcood
07/03/2026
Guul baan sugeeynaa insha allah
01/03/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan leenahay Ardayda iskuulka Al-haadi halkaas kasii wadada Guusha. 28/2/2026
24/02/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Guuleestayaalka iskuulka Al-haadi, waxaan u gudubnay wareega 2aad
Al-haadi 14dhibcood
24/02/2026
Guul baan fileeynaa insha allah