Al-hadi primary and secondary school-APSS

Al-hadi primary and secondary school-APSS High Education

Waa qeyb kamid ah sawiradii dalxiiskii balcad ee Ardadii ugu sareeysay Natiijadii exam 2025_2026 iskuulk Al-haadi primar...
23/09/2026

Waa qeyb kamid ah sawiradii dalxiiskii balcad ee Ardadii ugu sareeysay Natiijadii exam 2025_2026 iskuulk Al-haadi primary and secondary school

18/09/2026

Safar salaamo waxaan usoconaa dalxiis degmada balcad anaga iyo 10arday ee ugusareysay imtixaankii finaanalka iskuulka Al-haadi primary and secondary sanad 2025_2026

10Arday ee ugusareeysa Natiijadii  imtixaanka finaalka 2025_2026  Dugsiga Al-haadi primary and secondary school vwaxaan ...
21/08/2026

10Arday ee ugusareeysa Natiijadii imtixaanka finaalka 2025_2026 Dugsiga Al-haadi primary and secondary school vwaxaan leenahay dhamaan Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

πŸ“’ Ardayda iyo Waalidiinta Sharafta Leh!Waxaa la gaaray waqtigii la fiirsan lahaa natiijada Imtixaankii Final-ka ee fasal...
15/08/2026

πŸ“’ Ardayda iyo Waalidiinta Sharafta Leh!
Waxaa la gaaray waqtigii la fiirsan lahaa natiijada Imtixaankii Final-ka ee fasallada Naqliga, sanad-dugsiyeedka 2025–2026. πŸ“šπŸ“
πŸ“± Natiijada waxaad ka fiirsan kartaan App-ka Barbaariye.
🀲 Waxaan dhammaan ardaydeena u rajeyneynaa natiijo ay ku wada farxaan, guul joogto ah iyo mustaqbal ifaya, Insha Allah. πŸŒŸπŸŽ“
πŸ† Guuleysta dhammaantiin!
πŸ“šβœ¨ Dadaalku waa jidka guusha.

14/08/2026
Hambalyo Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Guusha aad ka gaarteen Imtixaanki Shahaadiga E...
09/08/2026

Hambalyo Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Guusha aad ka gaarteen Imtixaanki Shahaadiga Ee Fasalka 8aad Dhammaantiin Hambalyo

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dr  Maryan  mclin abdullahiDr  Saynab cali abdiraxman Wax kamid Ahaayeen Ardaydii ka...
07/07/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dr Maryan mclin abdullahi
Dr Saynab cali abdiraxman
Wax kamid Ahaayeen Ardaydii kaqalin bedelatay dhameeysay iskuulka Al-haadi primary and secondary school
Hadan Waxay dhameeyeen Heerka 1aad ee jaamacadda waxaa leenahay Hambalyo Hambalyo

07/07/2026

Hambalyo f1 Hambalyo f1 Hambalyo f1

Waxaa mantay wada ciyaaray fiinaalka koobka kubadda cagta ee  iskuulka Al-haadi  2025_2026 fasalada (f3_ f1)   waxay guu...
05/07/2026

Waxaa mantay wada ciyaaray fiinaalka koobka kubadda cagta ee iskuulka Al-haadi 2025_2026 fasalada (f3_ f1)
waxay guushu raacday sanadkaan fasalka f1 Hambalyo f1 Hambalyo f1 Hambalyo f1
Hambalyo f1

Wargilin muhiin  Ah 5/7/2026 maalin Axad
22/06/2026

Wargilin muhiin Ah 5/7/2026 maalin Axad

Address

Mogadishu

Telephone

+252615533549

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-hadi primary and secondary school-APSS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category