Al-Xikma Modern School

Al-Xikma Modern School

Share

Al-Xikma School is where you can get the best quality education

31/05/2026

1 / 6 / 2026 oo ah maalin Isniin ah waxaa dib loo furi doonaa si rasmi ah
Iskuulka Al-Xikma Modern School waxaana dib loo sii amba qaadayaa
Shaqada guud ee Iskuulka maalin iyo habeen inshaa Allaah
Waa soo dhaweenaynaa ardayda cusub iyo kuwii horay u joogay
Soo laabasho wacan kadib 7 maalin oo fasaxa ciidda ahaa.

25/05/2026

Wargelin!
Waxaa la wergelinayaa dhammaan ardayda iskuulka
Al-Xikma Modern School in caawa oo taariikhdu tahay 25 / 5 / 2026
uu fasax yahay iskuulku laba gelin ee galabtii iyo
habeenkii sabab la xiriirta dabaalgega ciidda carafo

Waxaa dib loo furi doonaan iskuulka maalinta isniinta ah
Ee taariikhdu ku beeggan tahay 1 / 6 / 2026 inshaa Allaah

Farxad ku ciida dhammaantiinna.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

S
Mogadishu