Waa hooyo soomaaliyeed
Salam institute of laguage and Health,science
Teach
Ka baro halkan ingiriiska si sahlan
Dhageyso kuna hadal luuqada ingiriis
Ma waxaa tahay halkan?
Haa waxaan ahay halkan.
CPA certified public account
COO cheif financial operation officer.
CAO cheif analytics officer
CFP Certified financial
CEO cheif executive officer
04/03/2023
Halkan waxaa ka ogaanaysaa wax sababa is badalka dhulka saynis ahaan waxaan ognahanay in dhulka fidsanyahay islamarkaan celinayaan buuro sida quraanka lagu sheegay .
Saynis yahanadu iyagana waxay sheegaan in dhulka uu mar 24saac sameeyo wareeg islamarkaan dhulka u sameysanyahay sidii kubada ookale
Portal:Saynis - Wikipedia Bulshada: Arimaha Bulshada Hiddaha iyo Dhaqanka Cilminafsi Dhaqaalaha Siyaasadda Waxbarashada iyo Barbaarinta Juqraafi Taariikh Sharci Luqad ( Fikir ) ( Falsafad )
Waxa ka baro halkan asxaabay
Dhul
Meeraha sadexaad ee meerayaasha
Bahda Qoraxdu Midaysay
Bahda Midaysay Qoraxdu (Af Ingiriis : Solar System; Af Carabi : ar) waa qoraxda, 8da meere, dayaxyo badan oo ku wareega meereyaasha, dhowr duniyar iyo tiro badan oo dhagaxaan, baraf iyo hawoooyin ah; kuwaas oo dhammaantood ku wareega qoraxda oo badhtanka ku taala. Bahda Qoraxdu Midaysay waxay ka tirsan tahay nidaamka Galaagsiyada ee loo yaqaan The Milky Way. Waxaana la sheegaa in meerayaasha, dayaxyada, dunidayar iyo dhammaan walxaha ku jira bahdan ay sameeysmeen wakhti hada laga joogo 4.5 bilyan oo sano ka hor.[6] Inta ugu badan cufka iyo mugu waxaa laga dhex helaa qoraxda oo ugu wayn dhammaantood, iyo meeraha Cirjeex oo ugu wayn meerayaasha sideeda ah. Afarta meere ee u dhow qoraxda - Waxaraxir, Dusaa, Dhulka iyo Farraare - kuwaas oo loo yaqaano Meere Dhagaxley, waxay inta ugu badan ka samaysan yihiin bir. Dhinaca kale, afarta meere ee banaanka u baxsan ee loo yaqaano Neefaha Waawayn - Cirjeex, Raage, Uraano iyo Docay - kuwaas oo aad uga jidh iyo xajmi wayn meerayaasha dhagaxleyda ah, waxay ka samaysan yihiin neefo.[7] Labada meere ee ugu xajmiga wayn bahda midaysay qoraxdu, Cirjeex[8] iyo Raage, waxay ka kooban jihiin curiyeha haydarojiin iyo hiliyaam, labada ku sii xiga ee Uraano iyo Docay waxay ka samaysan yihiin sheeyo dhalaali kara oo inta ugu badan ah baraf. Si kastaba ha ahaatee, bahda qoraxdu midaysay waxay leedahay deegaano ay ka buuxaan walxo yaryar. Tusaale ahaan, suunka asteroidska ee u dhaxaysa Farraare iyo Cirjeex, si la mid ah meerayaasha dhagaxleyda ah, waxaa ka dhex buuxa sheeyo yaryar oo ka samaysan bir iyo dhagaxaan. Meereha Docay xadka ka dambeeya oo loo yaqaano Suunka Kuiber (Kuiper Belt) waxaa laga helaa duniyo yaryar oo la qaab ah Docay. Meeshan waxaa ku jira in ka badan toban kun (10,000) oo sheey kuwaas oo hadii ay aad u waynaan lahaayeen aygu isku wareegi lahaa. Dunida yaryar ee ka dambeeysa Docay ee ku dhex jira suunka kubier waxaa ka mid ah asteroidka Ceres, Bluto iyo Eris. Lix ka mid ah meereyaasha, iyo ugu yaraan 3 ka mid ah dunidayar, iyo sheeyo yaryar oo kale waxaa ku wareega walxyo ka yar ayaga kuwaas oo loo yaqaano Dayaxa meere. Meeraha Cirjeex ayaa ugu dayax badan, ayadoo leh tiro dhan 67 dayax.
Bahda Qoraxdu Midaysay
BahdaMidaysayQoraxdu.jpg
Qoraxda iyo meereyaasha ku wareega.
Da'da
4.568 bilyan sano
Meesha
Gees kaga taala Milky Way Galaxy
Cufka guud
1.0014 cufka qoraxda
Xidiga ugu dhow
Proxima Centauri, u jirta 4.22 iftiin-qorax; Alpha Centauri u jirta 4.37 iftiin-qorax
Meere ugu dhow
Alpha Centauri system (4.37 ly)
Habka Meereyaasha
Masaafada meeraha ugu fog (Docay)
30.10 AU (4.503 bilyan km)
Fogaanta u jiro Cidhifka Kuiber
50 AU
Meereyaasha Ku Dhaqan
Xidig
1 (Qorax)
Tirada Meere
8
8 (DusaaWaxaraxirDhulFarraare
21/01/2023
kuma Hi**er (Qaybtii 2aad)?
Sidii aynu soo sheegnayba Hi**er wuxuu kugu guulaystay inuu noqdo madaxweynaha Dalka Germany.
Hadaba waxyaabaha hi**er u fududeeyay inuu noqdo madaxweyne ayaa waxa ugu h**eysa nacaybka uu u qabay sinjiga saamiga ah ama dadka yuhuuda ah.
Hadaba hadii aynu dib u eegno waxyaabaha ku kalifay inuu necbaado yuhuuda waxaynu odhan karnaa:
Nacaybka hi**er ee yuhuuda waxa la yidhaahdaa buu bilaabmay marki uu joogay magaalada Viena oo ay ku noolaayeen jaaliyad yuhuud ah oo kasoo qaxay dalka Russia, waxa kale oo saamayn ku yeeshay buugaagtii uu qoray Marthin Lother ee magaceedu ahaa "On The Jews And Their Lies", inuu hi**er ku saamoobay qoraagan waxaad ka garanaysaa buuga uu qoray hi**er ee ku saabsan noloshiisa ayaa waxa uu si weyn ugu amaanay Marthin Lother oo ay wadaageen nacaybka isirka Saamiga ah.
Hi**er waxa uu masuuliyada dhibaatooyinka dhaqaale iyo tan bulsho ee ka jirtay dalka germany dhabarka u saaray dadka yuhuuda ah oo uu aaminsana inay aduunkan dib u dhac ku yihiin oo ay waajib tahay in la xasuuqo.
Isla markii uu hi**er xukunka qabsadayna waxa uu bilaabay inuu dadkii yuhuuda ahaa uu ka qaado dhalashada dalka germany iyo waliba xuquuqda ay leeyihiin oo ay ka mid tahay:
1.inay codeeyaan
2.inay qabtaan shaqooyinka bulsho
3.inay dhexgalaan dadka jarmalka
4.inaan la guursan lagana guursan
Waxa la sameeyay xaafado ay yuhuudu leeyihiin oo an cid kale gali karin yuhuudiga kasoo baxana waa la toogan jiray balse markii dambe waxaa la sameeyay camps ama xeryo lagu xasuuqo dadka yuhuuda ah.
Waxa lagu qiyaasaa in 6 million yuhuud ah uu dilay hi**er.
Intaas hadii aynu kaga nimaadno yuhuuda waxaynu galaynaa siyaasadii hi**er.
Hi**er dalka jarmalka gudihiisa waxa uu ka bilaabay is bedelo farabadan oo ay ugu horayso inuu dhisay ciidan xoog badan oo dadka dhalinyarta ah waxa lagu qasbi jiray inay ciidanka ku biiraan.
Inuu hagaajiyay dhaqaalaha dalka jarmalka kadib hoos u dhac ku yimid.
Inuu soo ceshay kalsoonida shacabka jarmalka ah.
Hi**er waxa uu bilaabay inuu jabiyo heshiisyadii la gaadhay dagaalkii koowaad ee dunida oo waxa uu ciidan geeyay Rhineland oo ahayd dhul aan ciidan loo ogolayn wuxuu sidoo kale weeraray dalka Czechoslovakia iyo Poland.
Siyaasada Hi**er waxa ay ku dhisnayd Gardaro
21/01/2023
Prachi Singh grabs attention as she poses in a stylish outfit | Bhojpuri Movie News - Times of India Prachi Singh is currently in Lonavala for vacation and sharing her every happening with fans on social media. The actress is active on social media and enjoys huge followers. Taking to Instagram, Prachi posted a series of pictures where she is looking drop-dead gorgeous in a white tank top and a che...
21/01/2023
Jirka bidi aadmiga waxa uu ka kooban yahay 360 xubnood .
Xubnaha jirka bidi aadmig waxa uu qabtaa shaqooyin kala duwan oo ka dhaca jirka gudahiis iyo dibaddiis.
Shaqooyinkaas waa kuwo u muhiim nololsha.
Xubnaha waxay jirka u qabtaan shaqooyin kala duwan sida dheefshiidka qashin saarka jir difaaca
Qayb walba waxay leedahay muhiimadeeda haddii mid ka mid uu wax iska badalo waxaa imaanay xanuuno ka dhasho kala duwan xanuunaddaas waxaa sabab xanuun dhaliyaal .
20/12/2022
Dhul
Meeraha sadexaad ee meerayaasha qoraxda
Language
Download PDF
Waardiyey
Edit
Disambigua compass.svg Maqaalkaan waxa uu ku socdaa Dhul. halkaan ka daalaco ciwaan shaabaha eeh Meere.
Dhulka (Af Ingiriis : earth, Af Carabi : ar) waa meereha sadexaad ee qoraxda u dhow ee Bahda Midaysay Qoraxdu. Waa meeraha ugu muga iyo miisaanka weeyn iyo midka shanaad ee ugu xajmiga weeyn sideedda meere eeBahda Qoraxdu Midaysay. Dhulka waxa lagu naaneeysaa Meeraha Midabka Buluugan[1] sababtoo ah marka hawoda sare laga soo fiirinayo waxa muuqda midabka buluuga.
Dhul
🜨
Muuqaalka guud ee meeraha Dhulka halkaas ooy ka muuqato qaaradaha dunida qaar ka mid ah.
Muuqaalka Dhulka,
laga soo sawiray Apollo 17
20/12/2022
Nolosha h**e
Edit
Ka dib markii aabihiis uu ka fariistay adeegga canshuuraha dawladda, Adolf Hi**er wuxuu inta badan caruurnimadiisii ku qaatay Linz, caasimadda Austria Sare. Waxay ahaan jirtay magaaladii uu jeclaa intii uu noolaa oo dhan, wuxuuna muujiyay rabitaankiisa ah in lagu aaso halkaas. Alois Hi**er waxa uu dhintay 1903-dii balse waxa uu ka tagay hawlgab iyo kayd ku filan si uu u taageero xaaskiisa iyo caruurtiisa. Inkasta oo Hi**er uu aabbihii ka cabsaday oo uu necbahay, haddana waxa uu ahaa wiil u heellan hooyadii, taas oo u geeriyootay silic badan 1907-dii. Isaga oo haysta rikoodh isku dhafan oo arday ah, Hi**er waligiis ma dhaafin waxbarashada sare. Kadib markii uu dugsiga ka baxay, wuxuu booqday Vienna, ka dibna wuxuu ku laabtay Linz, halkaas oo uu ku riyooday inuu noqdo farshaxan. Later, wuxuu isticmaalay gunnada yar ee uu sii waday inuu sawiro si uu naftiisa ugu ilaaliyo Vienna. Waxa uu damcay in uu barto fanka, kaas oo uu u lahaa kulliyado, laakiin laba jeer ayuu ku guul daraystay in uu galo Akademiyada Farshaxanka. Muddo sannado ah waxa uu ku noolaa nolol cidla ah oo go’doon ah, waxa uu ka heli jiray nolol aan fiicneyn oo uu ku rinjiyeeyo kaararka boostada iyo xayaysiisyada oo uu ka guurayo hool ay degmadu leedahay oo uu mid kale u guurayo. Hi**er wuxuu h**ey u muujiyay sifooyin muujinaya noloshiisa dambe: kalinimada iyo qarsoodiga, qaabka bohemian ee jiritaanka maalinlaha ah, iyo nacaybka kosmobolitaanisme iyo dabeecadda caalamiga ah ee Vienna.
1913kii Hi**er waxa uu u guuray Munich. Waxaa loo baadhay adeegga millatariga Awstaria bishii Febraayo 1914-kii, waxa lagu sifeeyay mid aan taam ahayn sababtoo ah firfircooni jireed oo aan ku filnayn; laakiin markii uu Dagaalkii I aad qarxay, waxa uu ka codsaday Bavarian King Louis III in loo oggolaado in uu adeego, iyo maalin kaddib markii uu codsigaas gudbiyay, waxaa la ogeysiiyay in loo oggolaan doono in uu ku biiro Guutada Kaydka Bavaria ee 16aad. Muddo siddeed toddobaad ah oo tababar ah ka dib, Hi**er waxa la geeyay Belgium Oktoobar 1914-kii, halkaas oo uu kaga qayb qaatay Dagaalkii Koowaad ee Ypres. Waxa uu soo shaqeeyay dagaalka oo dhan, waxa la dhaawacay Oktoobar 1916-kii, waxaana gaas lagu dilay laba sano ka dib meel u dhow Ypres. Waxa la dhigay cusbitaal markii ay colaaddu dhammaatay. Intii uu dagaalku socday, waxa uu si joogto ah ugu jiray jiidda h**e ee orodyahanka xarunta; geesinimadiisa ficilka ah waxaa lagu abaalmariyay Birta, Fasalka Labaad, Diseembar 1914, iyo Iron Cross, Class First (qurxinta dhifka ah ee jirka), Ogosto 1918. Waxa uu ku salaamay dagaalka si xamaasad leh, si ay uga nafiso weyn niyad jabka iyo hadaf la'aanta nolosha rayidka ah. Wuxuu ka helay anshax iyo saaxiibtinimo ku qanacsan waxaana la xaqiijiyay inuu aaminsan yahay wanaagga geesinimada leh ee dagaalka.
Nolosha Hi**er iyo caadooyinka
Tixraac
23/11/2022
Wararkii ugu dambeeyay ee dibadbaxyada ka socda Iran
CAIRO —
Dalka Iran ayaa waxaa hay'adda la socoda arrimaha xuquuqda aadanaha waxay soo saartay warbixin ay kaga hadleyso waxyeellada ka dhalatay bannaanbaxyadii dalkaasi ka socday.
Warbixintan waxaa Qahira inooga soo direy wariyaheena Xuseen Saxnuuni.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
0025261