SHES

SHES

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SHES, Education, Mogadishu.

Welcome to Somali Health Events and Seminars (SHES) SHES is committed to empowering Somali health science students and professionals by organizing meaningful health events, educational seminars, and collaborative initiatives

30/04/2026

SHES (Somali Health Events & Seminars) waa hindise ay hoggaaminayaan xirfadlayaal caafimaad oo u heellan xoojinta ardayda culuumta caafimaadka iyo dhalinyarada xirfadlayaasha ah, iyada oo loo marayo waxbarasho, hagid, iyo ka qaybgal xirfadeed. Waxaan hiigsaneynaa inaan xoojino mustaqbalka ardeyda caafimaadka annagoo isku xirayna ardeyda iyo khubarada Cafimaadka.

SHES waxay qabataa siminaaro, tababaro, ololeyaal wacyigelin caafimaad, kulamo isbarasho, hagid shaqo, iyo barnaamijyo horumarineed oo hoggaamineed. Hawlahan waxay fursad siinayaan ardayda inay wax ka bartaan xirfadlayaal khibrad leh, korna u qaadaan xirfadahooda, isla markaana la socdaan caqabadaha iyo isbeddellada caafimaad ee casriga ah.

Waxaan uu taagan nahay waa inaan noqono madal hormuud ah oo dhiirrigelisa, diyaarisa, iskuna xirta jiilka xiga ee hoggaamiyeyaasha caafimaadka Soomaaliya.

Hadafkeenna waa inaan buuxinno fariiqa u dhexeeya waxbarashada fasalka iyo shaqada dhabta ah ee caafimaadka, annagoo bixinayna fursado waxbarasho iyo horumar shaqo oo wax ku ool ah tasoo loo maraayo Seminaaro iyo aqoon kororsi.

Kusoo biir madaashaan soo follow gareey.

30/04/2026

Official Launch Announcement – SHES Initiative

We are proud to officially launch SHES (Somali Health Events & Seminars) a health professionals-led initiative dedicated to empowering health science students and young professionals across Somalia.

SHES was Primarily established to create opportunities for learning, Organise impactfull Health related Seminars and events mentorship, networking, and professional growth through seminars, workshops, health awareness campaigns, and career development programs.

Our mission is to bridge the gap between academic knowledge and real-world healthcare practice, while inspiring the next generation of healthcare leaders.

Today marks the beginning of a journey to build stronger professionals, healthier communities, and a brighter future for Somalia.

Join us as we learn, connect, empower, and lead.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu