Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal

Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal, School, Mogadishu.

06/05/2021

Wasaarada waxbarashada hiddaha iyo tacliinta ee dalka ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka qaran ee fasallada 12aad sanad dugsiyeedka 2020/2021

23/03/2021
15/02/2021

waxa

Photos from Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal's post 15/02/2021

Alxamdullilaah waxaa shalay o axad aheeyd taariiqduna ku beegneed 14 February 2021 waxa si rasmi ah u furmay sportiskii ay qaban jirtay muqdisho cable waxana mahada iska leh inan ka qeeyb qaadano anakoo mataleeyno dugsiga face weeyne ee magaciisu yhy jaabir bin hayan
Boggaadin: waxan dhamaan ardaydeena sharafta leh u rajeeyneeynaa sidii horay looga bartayba guul insha allah.
ka: macalinka naadiga Mr abdikaiim.

Photos from Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - Juungal's post 23/12/2020

waxa ilahay mahadiiya inuu maanta guul inoogu soo dhamaaday imtixankii qeybta dhexe ( mid term ) ka sanad dugsiyeedka 2020/2021 waxaan ardayda urajeynaya guul iyo natiijo ay ku farxaan inshallah .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu