Amps collage
KUSOO DHAWAADA XARUUNTA BARASHADA CAAFIMAADKA IYO XIRFADAHA SHAQO EE AMPS.
14/02/2023
Kusali xabiibkeen صلى الله عليه وسلم
14/02/2023
Walaal kusali rasuulkeen صلي الله عليه وسلم.
11/02/2023
Ogeysiis Muhiim ah
Dhamaan bulshada kunool degmada afgooye iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaayaa in kolejka tababarka caafimaadka iyo xirfadaha shaqo ee amps inuu bilaabayo koorsooyin muhiim ah oo kala ah
1. Barashada xirfada talaalka hab baraaktiko
2. Barashada cilmiga nafaqeynta caruurta from 7 bilood to 24 bilood .
Hadaba si aad uga Faa ideysato nagala soo xiriir: 0618241862
NB: koorsooyinku waa lacag la aan waa fursad qaali ah ka faa ideysi wacan.
11/02/2023
Kusoo dhawaada xaruunta tababarka caafimaadka iyo xirfadaha shaqo ee AMPS....waxaad kahelikartaan dhamaan koorsooyinkaas meesha kuqoran...
04/02/2022
Walaal ka Faa ideyso ducadan.....
19/09/2021
Kusoo dhawaada xaruunta tababarka caafimaadka iyo xirfadaha shaqo ee amps.
Click here to claim your Sponsored Listing.