Hoyga xikmadaha

Hoyga xikmadaha

Share

ku soo dhawaw bega hoyga xikmadaha wll

05/11/2024
04/11/2024

Ka faaiideysi wacan

17/05/2023

SHAACINTA WAQTIGA IMTIXAANKA FASALKA 8-AAD

Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu shaacinayaa in lagelayo Imtixaanka fasalka 8-aad ee shahaadiga ah 3-da Juun 2023.

Haddaba waxa lagu wargelinayaa guud ahaan Bahda waxbarashada, Maamulayaasha, Waalidiinta iyo Ardayda in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka.

Guul Wacan.

17/05/2023

9 Maalmood kaliya ayaa ka hartay xilliga loo fariisanayo Imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.

Dedaal iyo Nasiib wacan.

11/05/2023

Jadwalka lagu gali doono Imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.

06/07/2022

๐Ÿ’MAALINTA JIMCAHA, WAA MAALIN WAYN
Waa maalinka danbigii 2 sano kaa dhacay laguu dhaafayo

Nabiga (๏ทบ) wuxuu yidhi:-"Soonka maalinta Carafo, waxaan rajaynayaa inuu Alle Ku dhaafo ( Dinbiga ) sannadka ka horreeya iyo kan ka dambeeya." Waxaa wariyey Muslim.

๐Ÿคฒ Ducada Maalinta Carafo: Rasuulkii Alle (๏ทบ ) wuxuu yiri: -โ€œDucada ugu fiican waa ducada maalinta Carafa, tan ugu wanaagsan ee anniga iyo nebiyadi iga horreeyayna aan nidhi: Ilaah mooyee ilaah kale ma jiro, keligii, wax lala-simaana uuna jirin ๏ปป ๏บ‡๏ปŸ๏ปช ๏บ‡๏ปป ๏บ๏ปŸ๏ป ๏ปช ๏ปญ๏บฃ๏บช๏ปฉ ๏ปป ๏บท๏บฎ๏ปณ๏ปš ๏ปŸ๏ปช โ€

FG: Maalinka Jimcaha kaligii lama soomo maalin baa laga horaysiiya ama laga danbaysiiya sidaa awgeed maalinka Khamiista oo ka horaysa ayaa la raacinayaa soomka ama la soomaya Maalinka Carafo ee Jimcaha ah lagamana danbaysiin karo oo maalinka ka daneeya oo Sabti ah waana Ciida lamana soomo.

๐…๐š๐๐ฅ๐ฅ๐š๐ง ๐‡๐š๐๐š๐š๐ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐€๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ข๐ข๐ง๐š ๐…๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐€๐ฃ๐ข๐ซ๐›๐š๐š๐ ๐Š๐š ๐‡๐ž๐ฅ๐ข ๐ƒ๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š...

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Macalin Yusuf
Mogadishu