Mustaqbal Home Teaching Academy

Mustaqbal Home Teaching Academy We Providing Quality Education At Home

30/09/2019

We Providing Quality Education At Home

29/09/2019

Wargalin!.

Dhammaan dadka aan helin fursadaha waxbarasho kuna mashquulsan howlahooda shaqo awoodna u heli waayay in ay wax ka bartaan goobaha waxbarashada, wuxuu dugsiga Mustaqbal Home Teaching Academy, uu u diyaariyay hab casri ah oo ay wax ku baran karaan, iyaga oo heli doono Barreyaal Sare waxna ku baro gurigooda ama goobtooda shaqo.

Dugsigu wuxuu idiin sahli doonaa Luqadda Ingiriiska (English Language) iyo Maaddooyinka kale ee uu codsado ardeyga.

Manhajka waxbarashadu waa mid ku habboon heerka waxbarasho & garaadka ardeyga, waana mid heer caalami ah (International Standard) waxaana dugsiga macallimiin ka ah barreyaal isugu jira Soomaali iyo Ajnabiba.

Wixii faah faahin ah kala xiriir.
Taleefan. 0619333315

26/09/2019

Adeegyada Waxbarista Guriga!.

Wax barista guriga waa nidaam wax barasho oo caalami ah diiradana lagu saari doono caawinta ardayda wax kabarata dugsiyadda Hoose/Dhexe iyo sarre ee dalka si loo tayeeyo ubadka ayadoo looga faiideyn dona wax barasho dheeri ah xiliyada ka dheeri ah xiliga wax barashada.
Xiliyadda wax barashada
Galinka dambe
Habenkii Iyo malmaha fasaxa jimcaha iyo khamiista.

Diyaarinta Ubadka waa Guusha Mustaqbalka.

Walaal, si aad ola wadaagto ehelka iyo asxaabta Like, Share iyo Comments iskugu dar insha Allah.

Mahadsanid

Ma dooneysaa in aad hesho bare wax kuugu baro gurigaada iyo goobtaada shaqo.Hadii ay jawaabtaada tahay haa horay ugaar a...
18/09/2019

Ma dooneysaa in aad hesho bare wax kuugu baro gurigaada iyo goobtaada shaqo.
Hadii ay jawaabtaada tahay haa horay ugaar ama la xariir iskuulka Mustaqbal Home Teaching Academy.

Wixii faah faahin ah kala xiriir.

Tel. 619333315/615864249

18/09/2019

Address

Makkah Al-Mukarama Roud
Mogadishu
SHAQALAHAAREA

Telephone

+252619333315

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal Home Teaching Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mustaqbal Home Teaching Academy:

Shortcuts

Share