03/02/2023
Jumco Mubarak dhamaan macaliminta ardada iyo mamulka
....maanta nagabaro xirfad
.....maanta waqti nasii aad biri kushaqeysato
....maanta cilmiga kubaro lacag la aan aad birito lacag heshid
....maanta nagu sow biir oo hel mustaqbalkaaga nolasha
....maanta fahan manhajka iyo quburada mihnadaha iyo faramooyinka ee iskuulkeyna momps school
....maanta baro cilmi xirfadeesan aadbartid birito dadka kale iyo dalka
....maanta wac:0611001195 / 0611001196
Wixiii faafahin ah soo buuqu xarunteena momps school
14/09/2021
Barqo wanaagsan ayaan Idin leenahay
Balanteynu waa caawinta bulshada
25/08/2021
Waxaa farxad weyn inoo ah dhamaan in aan soo gaba gabageyno imtixaankii inoow socday mudo isbuuc ah oo ay kasucdeyn xaroomaha iskuulka momps
Imtixaanka guud ee bilaha ee momps school
Dhamaan inta kafaa ideysatay ee ufadhiistay imtixaanka 198ardey ooo habeynley ah
110 ardey oo galabley ah
57 oo duhurey ah
Waxaan rajeyneynaa guul
GUUUSHA ARDEYDA MOMPS WAA GUUSHA DALKA
GUUSHA MACALIMIINTA MOMPS WAA GUUSHA MACALIMIINTA
GUUSHA ISKUULKA MOMPS WAA GUUSHA ISKUULADA DALKA
20/07/2021
Waxaan hambalyada iyo maalmaha farxada iyo ciida lawadaagay mamulka school momps
1- ustat feysal ali mohamed (guuleyste)
Waxaan dhamaan ugubishaareyney dhamaan shacbiga somaliyed iyo gaar ahaan waalidiinta, macaliminta, ardeyda, qeybahooda kala duwan waxaan leeyahay كل عام
وانتم بلخير اليم يوم عيد
14/06/2021
Waxaa caawa noosow idlaaday tartankii bishibarakeysana ee ramadaanka ee finaalka
Una dhaxeeyey tartamayasha Habenley iyo galabley
Waxa ay guusha racday tartamayasha galabley
Tartanka waxaa taba galinayey madbacada nasiib iyo iskuulka momps
Martida Nagala sowqeyb-gashay waxaa kamid ah
1. Mamulaha guud ee school momps (ustat feysal ali mohamed)
2. Agasimaha school momps (sayid omar abdulahi mohamed)
3. Mamulaha Pacific (dhayib osman)
4.iyo Martida kale
19/04/2021
Hugaanka sare ee school momps ayaa wali wada dardar galinta iyo wareeg dhamaadka
tartanka ramadaanka 2021
Ustat feysal ali mohamed (guuleyste (mamulka momps)
Ustat sayid omar Abdulahi Mohamed Xoog-sade [agaasimaha momps]
Balanteyna waa caawinta bulshada
19/04/2021
Waxaa si habsamileh inogusucdo tartankii bishabarakeysan ee ramadaanka ee school momps
15/04/2021
Jadwalka tartan aqoonedka bisha barakeysan ee Ramadan 2021
Tartanka waxa uu udhaxeeyaa 16 koox ama group
01/04/2021
Dabaal dega iyo martidii nooga qeyb qaadatay xafladii qalinjibinta Dufcadii 3aad ee iskuulkeyn facaweyn momps school
1. Sayid omar abdulahi mohamed Xoog-sade (agaasimaha school momps)
Mohamed cise ali dii (mamulka tusmo schol)
2. Shiikh Nuur abdirashid abdi weydow (aas- aasihii momps)
3. Dhayib sheikh cusmaan (agaasimaha Pacific academy)
4. Mohad Ahmed Ali sheeno (mamulka a t t i)
5. Abukar cusmaan Shuute (gaduumiyaha seco organization)
6. Drs Aisha kasim hasan (qabiir dhanka caafimaadka)
7. Mohamed omar ahmed short (qabiir dhanka waxbarashada)
8. Abdale abdirashid abdi weydow (macalim)
9. Ahmed saadiq ali yackoow (majaajaliiste)
10 deeqo mohamed mire (magac hooyooyinka)
11. Feysal ali mohamed gooleyste (Mamulka school momps)
Malmaha soosocdo waxaan Idin soo gudbineynaa qodbadaha masuuliyiinta Aan kur kusoo xusnay in sha allah
13/02/2021
Waxaa sharaf inoo ah in aan kamid noqo martisharafta lagu cazuumay xafladii qalin jibiyaasha school aan bahwadaaga nahay ee tusmo academy ee uu inoga qeybgalay mamulka schol momps
Feysal ali mohamed waxaan leenahay rer tosmo hambalyo iyo ardeyda qalinjibineyso
15/11/2020
Waxaan aad ugu faraxsanahay in markale aan idintusino qalinjibiyasha dufcadii 2aad ee caafimaadka 2020
29/08/2020
Waxaan aad ugu kufaraxsanahay in aan waxsoo saarkeyna aan aragno aniga oo ah agaasimaha guud ee school momps omar Abdullahi mohamed
Iyo mamulka guud ee school momps. feysal ali Mohamed.ed
Iyo maamul kuxigeynka school momps abdiqani daud ali
Iyo madaxa imtixaanaadka school momps yusuf mustaf mursal
Dhamaan teyn waxaan hiigsanay hadafkeynii ee ahaa in aan ladagaalano jahliga iyo in aan soosaarno ubad xirfad iyo AQON leh
Aniga oo kuhadlayo magaca school momps waxaan umahad celinayaa qeybaha kaladuwan ee bulshada ee nagu garab istaagay in aan hiigsano mustaqbal ifaayo
Xaflada waxaa nagala qeyb qaatay school qaar
Waxaa nagala qeyb qaatay YouTube leey qaar
Waxaa nagala qeyb qaatay dhaqaatiir qaar
Waxaa nagala qeyb qaatay saxafiyiin qaar
Waxaa nagala qeyb qaatay waalidiin qaar
Waxaa nagala qeyb qaatay ardeyda dhigata school
Waxaa nagala qeyb qaatay majaajiliste abukar laki iyo abdicasis koronto
Dhamaantiin maqaamkaad nugu imaadey waad KUMAHADSANTIHIIN