𝗔𝗟𝗠𝗔𝗦𝗛𝗛𝗨𝗨𝗥 𝗣𝗥𝗜𝗠𝗔𝗥𝗬&𝗦𝗘𝗖𝗢𝗗𝗔𝗥𝗬 𝗦𝗖𝗛𝗢𝗢𝗟

𝗔𝗟𝗠𝗔𝗦𝗛𝗛𝗨𝗨𝗥 𝗣𝗥𝗜𝗠𝗔𝗥𝗬&𝗦𝗘𝗖𝗢𝗗𝗔𝗥𝗬 𝗦𝗖𝗛𝗢𝗢𝗟

Share

مدرسة المشهور الأساسية والثانوية

19/04/2026
05/04/2026

Macalin Kobac, ayaa booqasho ku tegay dugsiga Al mashuur School, si uu ula wadaago muhiimadda bandhigga iyo fursadaha uu u leeyahay bulshada waxbarashada.
Booqashadan waxay qayb ka tahay xiriirka u dhexeeya bandhigga Xayaat iyo xarumaha waxbarashada, iyadoo la dhiirrigelinayo aqoon, hal-abuur, iyo iskaashi 🎓🤝

31/03/2026

📢SHAACIN
JADWALKA IMTIXAAN BILLAHA 2AAD
DUGSIGA SARE 2025-2026

31/03/2026

📅JADWAL
shaacinta jadwalka imtixaanka billaha 2aad ee 2025-2026

27/03/2026

🌦️ SAADAASHA HAWADA: AL-MASHHUUR SCHOOL
​Dugsiga Al-Mashhuur School wuxuu ardayda, waalidiinta, iyo bulshadaba la wadaagayaa saadaasha heerkulka inta u dhaxaysa 28-ka Maarso ilaa 1-da Abriil.
​Sabti (28 Maarso): ☀️ 35°C / 🌙 23°C
​Axad (29 Maarso): ☀️ 35°C / 🌙 23°C
​Isniin (30 Maarso): ☀️ 36°C / 🌙 20°C
​Talaado (31 Maarso): ☀️ 37°C / 🌙 21°C
​Arbaco (1 April): 🔥 41°C / 🌙 22°C
​Wixii faahfaahin ah, si toos ah noola soo xiriir:
​​📞 Soo wac: 0615211554 ama 0619151368
💬 WhatsApp: Guji halkan si aad noogu soo qorto
📧 Email: [email protected]

26/03/2026

Bandhigga Xaayaat waa bandhig muhiim u ah , bulshada dagan , ex kontarool ilaa afgooye oo lagu soo bandhigi doono horumarka iyo isbeddellada ka socda qaybaha kala duwan ee bulshada, sida caafimaadka, waxbarashada, ganacsiga, teknoolojiyadda iyo dhaqanka.

Waxaa sharaf weyn noo ah in Al mashuur school ay ka mid noqoto ka qeybgalayaasha bandhiggan.

25/03/2026

DIYAAR GAROWGA
WAXAA SOO DHAW IMTIXAANKA SHAHAADIGA EE EE DUGSIGA DEXE 2025-2026

24/03/2026

🌤️WACYIGALIN: XILLIGA KULEYLKA & WAXBARASHADA
Xilliyada kuleylka daran (March & April) waxay saameyn ku yeelan karaan caafimaadka iyo feejignaanta ardayda. Si loo ilaaliyo waxbarashada iyo badqabka ardayga, waxaa muhiim ah in ardayda iyo bulshada lagu wacyigaliyo
📌 Talooyin Muhiim ah:
💧 Cab biyo badan si jirka uusan u fuuqbixin
🌤️ Ka fogow qorraxda daran waqtiga duhurnimada
⏰ xiliga kuleylaha waa dabiici u baahan in loo feejignaado
MAHADSANIDIIN

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu
BANAADIR

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:10
Tuesday 06:30 - 17:10
Wednesday 06:30 - 17:10
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 07:00 - 12:00
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 05:15