05/07/2026
๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฒ๐๐๐ซ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ค๐จ๐๐จ๐๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐, ๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง, ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ ๐๐ซ๐จ๐ฐ.
Kulliyadda Culuumta Kombiyuutarka & Tiknoolajiyadda iyo Maamulka Qalinjabiyayaasha Jaamacadda Muqdisho waxay si wadajir ah u qabanayaan kulan aqooneed lagu iftiiminayo waddooyinka mihnadda Amniga Saaybarka, xirfadaha looga baahan yahay, iyo shahaadooyinka caalamiga ah ee kobciya fursadaha shaqo.
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง, ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐๐
๐๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: ๐:๐๐ โ ๐:๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฑ, ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ
Si aad uga qeybgasho, fadlan iska diiwaan geli link-a hoose:
๐ https://forms.gle/DtnVH71i3mXVam4E6
29/04/2026
๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ waxaa wada ciyaaray
1st CS (Main) VS 2nd GIS (Ex).
29/04/2026
๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ waxaa wada ciyaaray
CS & IT (Ex) VS GIS (Ex).
26/04/2026
๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ waxaa wada ciyaaray
2nd Year SE VS 3rd Year CS.
25/04/2026
๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ waxaa wada ciyaaray
2nd Year GIS VS 3rd Year IT.
22/04/2026
๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฐ๐๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ฒ
๐๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ (๐๐๐ข๐ง ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ) ๐๐ ๐๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ & ๐๐ (๐๐ก๐๐ซ๐ค๐๐ง๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ).
22/04/2026
๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ 2๐๐๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฐ๐๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ฒ
๐๐ง๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐จ๐๐ญ๐ฐ๐๐ซ๐ ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐.
22/04/2026
Waxaa inoo billaawday Koobka Kubbada Cagta ee kulliyadda ๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐.
๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฐ๐๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐ฒ
๐๐ง๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐.
05/04/2026
Hambalyo Eng Abdirizak
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa u magacaabay Abdirazaq Osman Nor xilka Agaasimaha Diiwangelinta Ururrada Siyaasadda.
Agaasime Abdirizak Osman Nor ayaa ka mid ah qalinjabiyayaasha Kulliyadda Cilmiga Kombuyuutarka ee Jaamacadda Muqdisho, gaar ahaan dufcaddii 15aad (2015).
Waxaan u rajaynaynaa inuu ilaahay la garabgalo masuuliyadda loo igmaday.